• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wadamada Seire Leone, Djibouti iyo Guinea oo La Shaaciyay in Ay Maalmaha Soo Socdo Muqdisho Ciidan u Soo Diri Doonaa


amisomMuqdisho: Wasiirka Gaashaandhiga DKMG ah ee Soomaaliya C/ xakiin  

 

 

 

Xaji Fiqi oo shalay un ka soo Noqday Shir ay Wasiirada Gaashaandhiga  

 

 

 

Wadamada Midowga Afrika ku Lahaayeen Addis-ababa ayaa sheegay

 

 

Ayaa sheegay in ay haystaan balan qaad ah in dowladaha Seire Leone, Djibouti iyo Guinea  ay maalmaha soo socda magaalada Muqdisho keeni doonaan Ciidamo ka mid noqda kuwa AMISOM ee hada Sagaalka kun kor u dhaafay

Fiqi ayaa Saxaafada u sheegay in Wadanka Seire Leone uu noqon doono wadanka u horeeya

 

Ee ciidan soo diro kaasoo maalaha nagu soo aadan Guuto Ciidan Muqdisho u soo Diri doono

 

Halka ay wadamada Djibuti iyo Guinnea na guutooyin Ciidan ah soo diri doonaan waqti dhow

 

Balan qaadyada noocan oo kale ah ayaa mudo dheer la maqlayay in kastoo ay jiraan

 

Warar sheegaya in wadamada Guienea iyo Djibuti oo ay ciidamadooda mar hore Diyaar ahaayeen

 

Ayna u dib dhaceen Mashaakilo Siyaasadeed oo hada laga gudbay  ciidanka Midowga Afrika ugu yabooheen

 

Somaliya ayaa ilaa hada dhan laba iyo toban kun tiradaasoo ay waqtigan ka joogto Muqdisho

 

Afar Meelood oo Sadax Meel balse aanay ka muuqan wax qabad la sheeg sheego marka laga reebo in ay yihiin Jiritaanka DKMG ka ah

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: