• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wararkii u Dambeeyay Magaalada Dhoobleey oo Ay Xalay ilaa Maanta Dagaalo Ka Socdeen


dhoobley12Dhoobley: Wararka ka imaanaya Magaalada Dhoobleey ayaa

 

 

Sheegaya in dagaal culus wali ka  Socdo gudaha magaalada

 

 

Kaasoo u dhexeeya Ciidan la Sheegay in ay ka tirsan yihiin

 

 

 

Dowlada kmg ka ah iyo kuwo aan badneyn oo magac beeleed wata kuwaasoo ii Hogaaminayo nin lagu magacaabo Axmad madoobe iyo dhinaca kale oo ay ka soo jeedaan kooxda Al-shabaab oo iyada inta badan ka talisa gobolada koonfurta soomaaliya dhaca

Dagaalkan oo bilwoday xalay  3.30 PM ka ,ama waqtigii uu soo dhowaaday waag

 

Bariga in kastoo ay jiraan warar sheegaya in gabi ahaanba kooxda Al-shabaab laga

 

Saaray maagaalada ayaan hadana la xaqiijin karin sheegashadaas oo dhinaca

 

Dowlada ka timid maadaama wali la maqlayo rasaas dagaal  magaalooyinka Xuduudaha

 

Soomaaliya ku yaala dhamaantood waxaa ka dhaca dagaalo ay qeyb ka yihiin Ciidamo wata

 

Magac dowladeed balse warka runtiisa ayaa ah in ay ka dambeeyaan Gacmaha Kenya iyo Ethiopia maslaxad Soomaaliyeedna aanay inta badan ka dambeeynin

buqaqable.net

Map picture

map-b4bee7de9d6d

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: