• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mahiga oo Labada Shariif u Kala Dab Qaadaya iyo Qaban Qaabo Shirar Dib-u Heshiineed oo Dhowaan La Filayo in lagu Qabto Nairobi Kenya


MahigaNairobi: Wararka ka imaanaya Magaala Madaxda dalka Kenya ee Nairobi

 

Ayaa sheegaya in Augustine Mahiga oo Ah ergayga gaarka ah ee Qaramada

 

 

 

Midoobay u qaabilsan Somaliya iyo Shariif Xasan ka Baarlamaanka KMG

 

 

 

Ka ah ee Soomaaliya ay maalin ka hor kulan albaabada u xiran yihiin ku yeesheen Magaalada Nairobi kulankan ayaa sida ay warar lagu kalsoon yahay Sheegayaan waxa uu ku saabsanaa  waqti kordhintii ay baarlamaanka Sameysteen iyo khilaafka u dhexeeya labada shariif


Wararkan ayaa intaas ku daraya in uu mahiga u sheegay Shariif xasan in aanay Beesha Caalamka

Aqbali doonin Sadax Sano oo khilaaf lagu kororsaday sidaas daraadeedna Waqtiga kala guurka

Looga gudbi karo oo kaliya wada shaqeyn dhex marta dhamaan Hey,addaha Dowlada ay

Ka kooban tahay Sida Madaxtooyada Gollaha Wasiirada iyo dabcan Baarlamaanka

khilaafka labada Shariif oo beryahan sii balaaranayay ayaa sababay in qaar Baarlamaanka ka tirsan iyo

Gudoomiye Shariif xasan ay isku dayaan Doorasho Madaxweyne oo laga soo Hormariyo tan baarlamaanka

Si uu Shariif Xasan isaga ugu soo horo talada TFG uuna keeno Madaxweynaha ay isaga iyo

Saaxibadiis doonayaan taasoo dhalisay khilaaf hor leh   lama oga waxa uu soo Kordhin doono

Kulanka Mahiga iyo Shariif xasan balse waxaa la filayaa is badalo maalmaha soo socda dhaca kadib shir la filayo in uu Nairobi uga furmo dhinacyo soomaali ah iyo Beesha Caalamka.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: