• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Jiraabey Madaxweynaha Maamulka Hiran & Midland oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho


JiraabeyMuqdisho : Madaxweyne Abduqaadir Aadan Abdi Jiraabey Madaxweynaha

 

 

 

Maamulka Hiiran & Midland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maalinimadii 

 

 

 

Shalay aheyd ka dagay Airporka Muqdisho Madaxweynaha iyo

 

 

Wafdigiisa ayaa  la kulmay Soo dhoweyn balaaran oo ay u sameeyeen Xildhibaano Federalka ah Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka oo guddaha Soomaaliya sii joogay iyo waliba dadweyne tira badan oo ka soo jeeda deegaanada Maamulkan

Soo Dhoweyntii Airporka kadib ayaa Madaxweynaha iyo Wafdigiisa loo galbiyay

 

Mid ka mid ah Hotellada ugu waaweyn magaalada Muqdisho waa Hotel Saxafi

 

Halkaasoo ay Madaxweyne Abduqaadir Aadan Jiraabey iyo wafdigiisa warbixinta

 

Safarkooda ku siiyeen Warbaahinta guddaha iyo Martidii ka soo qeyb gashay

 

Munaasabada soo dhoweynta Madaxda Maamulka Hiiran & Midland oo iyaga

 

Markii u horeysay caga dhigay guddaha wadanka Soomaaliya ayaa la filyaa in

 

Ay wadaxaajoodyo la galaan dadka deegaanka iyo waliba DKMG ka ah oo ay sheegeen

 

in ay taageersan yihiin Xildhibaan cumar dheere oo ka mid ahaa Xildhibaanadii ka Soo qeybgalay

 

Munaasabada ayaa balan qaaday in ay la shaqeyn doonaan maamulkan ayna ku dadaali doonaan sidii ay ku tagi lahaayeen Gobolka Hiiraan oo ah inta badan dhulka uu Maamulkan u sameysmay 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: