• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qoys Soomaaliyeed oo Afar Caruur Ah Sweden Looga Qaatay iyagiina Si sharci Daro Ah Loo Xiray iyo Mudaaharaad La Qaban Doono Maalinta Beri Ah ( Xagee iyo Goormee ?? )


rer ibStockholm : Qoys soomaaliyeed oo Waqti dheer ku noolaa  

 

Wadanka Sweden ayaa si Sharci Daro ah Caruurtooda afar ah 

 

 

 

Looga qaatay intaas kadibna iyagii xabsiga la dhigay hadaba

 

 

 

Soomaalida ku nool Wadankaas gaar ahaan kuwooda Dagan Stockholm oo Caasimada ah iyo Agagaaraheeda Mudaaharaadka ayaa dhici doona Maalinta Beri ah oo ay bisha tahay 17 .03.2011 Markay Saacadu tahay 12:30 waxaana lagu qaban doonaa Xaafada MÄRSTA


Waxaana jira Cidii aan Gaadiid haysanin in loo diyaariyay Bus soo istaagi doona Masjidka Xaafada Rinkeby hortiisa waqtiga Salaada Duhurka

hadaba waxaa laga codsanayaa soomaalida dagan deegaanadaas in ay ka soo qeyb galaan  mudaaharaadkan oo lagu muujin doono diidmada dhaqankan foosha xun ee ay Sweden la Caadeysatay Reeraha Soomaalida iyo Ajaanibta kaleba

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: