• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

General Cali Madoobe Taliyihii Ciidanka Booliska oo Maanta Xilka Ku Wareejiyay Ku Xigeenkiisa


taliyeMuqdisho: Munaasabad xil wareejin Ah oo maanta ka dhacay dugsiga

 

 

Sare ee tababarka booliska Comand Polizia ayuu Taliyihii Boliska Gen 

 

 

Cali Madoobe xilkii ku wareejiyay ku Xigeenkiisii Sarreeye-guuto

 

 

Cismaan Cumar Weheliye Gasgas oo la sheegay in uu si ku meel gaar ah u sii hayn doono xilkan Gen. Cali Madoobe oo munaasabaddan hadal ka jeediyay ayaa ka waramay


Wax qabadkiisii intii uu hayay jagadan iyo tababaro badan oo ciidanka Boliska loogu

Sameeyay gudaha iyo dibada isagoona balan qaaday in uu la shaqeyn doono Mas,uuliyiinta

Booliska Xil wareejinta Taliyahan ayaa imanaysa maalin un kadib markii uu sidan oo kale xilka

ku wareejiayay ku xigeenkiisa Taliyihii Nabad Sugida Gen:Maxamad Sheikh oo ka Mid ahaa

Saraakiishii Xilka ku waayay Wareegto Madaxweyne oo toban maalmood ka hor soo baxday

Waxaanse wali la ogeyn in cida Xilalkan qaban doono iyo hadii ku xigeenada kaliya loo baneeyay xilkan

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: