• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dhimasho iyo Dhaawacii u Badnaa Ee Baryahan Shacabka Muqdisho Madaafiicda Ka Soo Gaarto oo Xalay iyo Shalay Dhacay


dhMuqdisho: Dagaalo koo kooban iyo Duqeyn xoogan oo ay xalay isku

 

 

 

Weydaarsadeen dhinacyada ku Dagaalama Magaalada Muqdisho

 

 

 

Ayaa sababay qasaaro xoogan oo Soo gaaray dadka rayidka ah

 

 

Waxaana isa soo taraya khasaarihii ka dhashay madaafiic xoogan oo shalay Gelinkii danbe lagu garaacay qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho. Madaafiicdan oo ay Shabaabka iyo AMISOM ku garaaceen Xaafadaha Muqdisho


Ayaa inta la ogyahay sababtay geerida ku dhowaad labaatameeyo ruux halka uu

Dhaawacuna gaarayo wax ka badan Sodomeeyo Madaafiicdii ugu badan ayaa ku

Dhacday qeybo ka mid ah suuqa wayn ee Bakaara taasoo goob kaliya ku dihsay

Ku dhowaad Sideed qofood halka Madaafiicdii ay Shabaaka ku rideen dhinaca

Madaxtooyadana ay dileen dad Shacab ah oo ay ka mid aheyd Haweenay Xaamilo

Sagaal Bilood aheyd oo goob ku dhow Ex Fiyoore ku dhimtay halka uu ninkeediina uu ku dhaawacmay 

Waxaasoo qasaaro ahna waxay dhaceen iyadoo aan wax dagaal muuqda ah iyo horumar midna ka jirin labadii dhinac ee dagaalamay

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: