• RSS Somali VOA

    • Trump oo Noqday Madaxweynaha Mareykanka January 20, 2017
      Donald John Trump ayaa maanta noqday madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, wuxuuna dalka hoggaamin doonaa afarta sano ee soo socota.
    • Warbixin: Waa kuma Donald John Trump? January 20, 2017
      Donald John Trump oo sideeddii November 2016 loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta xilkaas si rasmi ah u qaban doona marka la dhaariyo.
    • Taariikhda Caleemo Saarka Madaxweynaha Mareykanka January 20, 2017
      Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta la caleemo saarayaa, waxaana munaasabadda dhaarta ee Donald Trump shaashadaha caalamnka ka daawan doono malaayiin qof.
    • Yabarow iyo Jawiga Washington DC ee Maanta January 20, 2017
      Ku dhawaad hal milyan oo ruux ayaa goob jog u noqon doonta munaasabada lagu caleema saarayo laguna dhaarin doono madaxweyne Trump, halka malaayiin ruuxna ay ka daawan doonaan shaashaddaha caalamka.
    • Trump oo Maanta Loo Dhaarinayo Madaxweyne January 20, 2017
      Madaxweynaha dooran ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in maanta uu si rasmi ah u noqdo madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka, kadib marka uu xilka kala wareego madaxweyne Barak Obama.
    • Millatariga Senegal oo Gudaha u Galay Gambia January 20, 2017
      Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u aqoonsaday Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia, Adama Barrow inuu yahay hogaamiyaha sharciga ah, xilli madaxweyne Yahya Jammeh uu wali diidanyahay inuu awooda wareejiyo.
    • Doorka Soomaalida Norway ee Gurmadka Abaaraha Soomaaliya  January 19, 2017
      Hey’adaha aanan dowliga aheyn ee ka shaqeeya arrimaha gargaarka ee dalka Norway iyo madaxda jaaliyada Soomaalida Norway, ayaa kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Oslo waxay kaga hadleen sida ugu wanaagsan ee kaalmo deg deg ah loo gaarsiin karo dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira Soomaaliya.
    • Mexico oo Dowlada Mareykanka u Gacan-gelisay El Chapo Guzman January 19, 2017
      Dowlada Mexico ayaa xalay usoo gacan gelisay Dowlada Mareykanka, Joaquin "El Chapo" Guzman oo ah gangistarka ugu weyn ee kooxaha ka ganacsado daroogada ee dalka Mexico.
    • Fallanqeyn: Faro-gelinta lagu Sameynayo Gambia January 19, 2017
      Waddamada Galbeedka Afrika oo ay ugu horreeyaan Senegal iyo Nigeria ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ciidamo u diraan dalka Gambia, waxaana maanta ku eg muddada loo qabtay in madaxweyne Yahya Jammeh uu xilka ku wareejiyo Adama Barrow.
    • Madaxweyne Xasan oo ka Hadlay Abaarta January 19, 2017
      Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in gobollo badan ay dhammaanayaan dadkii da’da ahaa iyo caruurta, oo ay soo hareen dadkii xoogga lahaa.
    • Jarmalka oo Ballanqaad u Sameeyey Jubbaland January 19, 2017
      Safiirka dowladda Jarmalka u fadhida Soomaaliya Jutta Frasch oo shalay gaartay magaalada Kismaayo iyo madaxdweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka wada hadlay dhibaatooyinka dhanka nolasha ee ka taagan deegaanada Jubbaland.
    • Wareysi: Hooyo Wiilkeeda Lagu Haysto Saxaraha January 19, 2017
      Dhalinyaro badan oo Soomaali ah ayaa haatan lagu haystaa saxaraha u dhexeeya Suudaan iyo Liibiya. Cali Ibraahin oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa ka mida dadka gacanta ugu jira kooxaha loo yaqaano magafayaasha ee ka ganacsada tahriibka. Haddaba saamayn noocee ah ayaa falalka tahriibku ku reebaan qalbiga hooyooyinka ubadkoodu tahriibaan. Weriyaha VOA ee Boosaaso […]
    • Barrow oo Lagu Caleemo Saarayo Senegal January 19, 2017
      Madaxweynaha la doortay ee dalka Gambia Adama Barrow ayaa maanta sheegay in caleemo saarkiisa lagu qaban doono safaaradda Gambia ee dalka deriska la ah ee Senegal, kadib markii hoggaamiyaha muddada dheer hayey talada Yahya Jammeh uu diiday inuu xukunka ka dego.
    • 60 Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Mali January 19, 2017
      Koox xagjir ah oo xiriir la leh ururka al-Qaida ayaa sheegatay mas,uuliyada weerar isqarxin ah oo Arbacadi shalay lala eegtay xero milatari oo ku taala waqooyiga dalka Mali, halkaas oo ay ku dinteen ugu yaraan 60 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 115 kale.
    • ​Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 354 January 18, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 354-aad. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.  
    • Fallanqeyn: Maxaa Xiga Doorashooyinka Somalia? January 18, 2017
      Cabdirashiid Kahliif Madaxa Machadka Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisuyahay magaalada Muqdisho ayaa fallanqeynaya.
    • Al-Shabab oo Dishay Askari u Dhashay Uganda January 18, 2017
      Ururka Al-Shabab ayaa shalay sheegay inay dileen askari u dhashay Uganda oo ay hayeen tan iyo bishii September ee sanandkii 2015-ka.
    • Doorashada Aqalka Hoose oo ka Dhacday Muqdisho January 18, 2017
      Doorashadii xubnaha Aqalka Hoose ee matalaya Somaliland ayaa mar kale maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana maanta la doortay saddex kursi.
    • Wararkii ugu Dambeeyey Xaaladda Cadaado January 18, 2017
      Iska dhac dhex maray ciidamada Nabad Sugida iyo Booliska degmada Cadaado ee caasimada ku meel gaarka ah ee Galmudug ayaa shalay sababey dhimashada afar askari iyo dhaawaca shan kale. Iska horimaadkan ayaa ka dhashay kadib markii ciidanka Nabadsugidu ay tageen xarunta Xildhibaanada Galmudug oo dhawaan loo diidey in ay kulamo ku qabsadaan madaxtooyada Galmudug […]
    • Madaxweynaha Shiinaha oo ka Digay Dagaal Ganacsi January 18, 2017
      Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dowladaha dunida uga digay halista ka iman karta dagaal ganacsi, xilli uu ka hadlay Madasha Dhaqaalaha Adduunka ee magaalada Davos ee dalka Switzerland.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Maanta Mar kale Xarumo Ciidan oo Muqdisho Ah Soo Kormeeray


_shariifka_3Muqdisho : Madaxweynaha DKMG Ah iyo Wasiiro ka tirsan

 

 

 

Xukuumadda KMG ka ah ayaa Maanta kormeer ku soo maray

 

 

 

Xarumo dhowr ah oo ay Ciidanka Dowlada iyo Kuwa AMISOM kaga

 

 

 

Suganyihiin Magaalada Muqdisho gaar ahaan Saldhiga ciidamada Daraawiishta Sarindi oo ay maalmo ka hor kooxda Al-shabaab baabuur Miineysan la galeen waxaa kaloo ka mid ahaa goobaha u Madaxweynaha booqday

Iskoola Bolisiya, Isbitaalkii Martiini oo ay Jiifaan dhaawacyo Ciidanka Dowlada ah

 

Dhinacna deegaan u ah Naafadii Ciidanka Xoogga ee 1977 , iyo Saldhig Ciidanka

_shariifka_3

AMISOM ku leeyihiin Hotelkii Curuba . Wafdiga Madaxweynaha ku weheliyey kormeerkan

shariifka_

Ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha Wasiirka Caafimaadka Wasiiru Dowlaha

 

Madaxtooyada iyo Wasiir ku xiggeenka Gaashaandiga Socodka Madaxweynaha oo ku batay

shariif

Xaafadaha ay dowlada ka taliso ayaa lagu sifeeyay in xil iska saarayo Ciidanka iyo

Madax

 

Goobaha ay kala joogaan maadaama uu inta badan Taliyayaashii Ciidanka Xilalka ka qaaday dagaal hoose oo isaga iyo Shariif Xasan u dhexeeyana uu jiro.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: