• RSS Somali VOA

    • 9 Qof oo ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Muqdisho June 22, 2017
      Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku geeriyootay,19 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay Saldhigga booliska degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
    • 29 Qof oo ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Afghanistan June 22, 2017
      Qarax baabuur oo aad u weyn oo ka dhacay gobolka ku yaalla koonfurta dalka Afghanistan ee Helmand, ayaa dilay ugu yaraan 29 qof, islamarkaana dhaawacay in ka badan 60 kale.
    • Daacish oo Burburisay Masjidkii Caanka ahaa ee Mosul June 22, 2017
      Masjidkii caanka ahaa ee al-Nuri iyo minaaraddiisii dhinaca u janjeertay ee al-Hadba ee magaalada Mosul, ayaan hadda kadib jiri doonin, kadib markii ay burburisay kooxda Daacish.
    • Maxkamad Diiday Heshiiska Badda ee Masar iyo Sacuudiga June 22, 2017
      Maxkamadda Sare ee Dastuurka ee dalka Masar ayaa joojisay laba xukun oo iska soo horjeeday oo horay looga soo saaray heshiiska xadeynta badda ee Dowladaha Sacuudiga iyo Masar, ilaa laga hubinayo sida ay heshiisyadaasi u waafaqsanyihiin dastuurka dalka Masar.
    • Diyaarado Duqeyn ka Geystay Somaliland June 21, 2017
      Diyaarado aan la aqoonsan dalka laga leeyahay oo kuwa dagaalka ah ayaa rasaas ku riday deegaanno ka tirsan Somaliland.
    • Muqdisho: Dad Dhaawac ah oo loo Qaaday Sacuudiga June 21, 2017
      14 ka mid ah oo u badan dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay ayaa maanta loo qaaday dalka boqortooyada Sacuudiga.
    • QM: Macluushii Soomaaliya waa laga Baaqsaday June 21, 2017
      Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in macluushii laga baqayay inay ka dhacdo Soomaaliya in laga baaqsaday.
    • Boqor Salman oo Wiilkiisa ka Dhigay Dhaxal-suge June 21, 2017
      Boqorka Sacuudiga, Salman ayaa wiilkiisa 31 jirka ah ee Mohammed bin Salman u dallacsiiyey dhaxal-sugaha boqortooyada, isaga oo ka dhigay ninka ugu horreeya liiska qofka xiga ee noqonaya boqorka.
    • Galmudug iyo Puntland oo Heshiisyo Kala Saxiixday June 21, 2017
      Kulamo looga xaajoonayo xaalka gobalka Mudug oo u dhaxeeyey mas’uuliyiin ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug, ayaa laga soo saaray qodobo horudhac u ah xasilinta Gaalkacyo iyo deegaano ka mid ah miyiga Mudug oo mudooyinkaan ay ka dhacayeen dilal iyo kala dhac xoolo. Inkastoo wadahadalka labada dhinac aysan jirin cid garwadeen ka ahayd, haddana waxaa wada xa […]
    • Baydhaba: Eedeysanayaal Xukun Lagu Riday June 21, 2017
      Maxkamada Darajadda Kowaad ee Ciidamada Somalia ayaa maanta xukunno ku riday saddex eedeysane oo loo heystay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab, islamarkaana ay dileen wadaad caan ka ahaa Magaalada Baydhabo xili uu ku tukanaayey Salaad Taraawiixda masjid ku yaala Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Wariyeheenna Mukhtaat Maxamed Catoosh ayaa warbi […]
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 376 June 21, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 376-aad. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.      
    • Soomaalida Dagan Qahira oo Isu-diyaarisay Ciidda June 21, 2017
      Soomaalida dagan magaalada Qahira iyo Muslimiinta kale ee ku nool Masar, ayaa ku jira maalmihi ugu danbeeyey ee diyaar-garoowga Ciidul-Fitriga.
    • Xal Laga Dhex Raadinayo Jabuuti iyo Eritrea June 20, 2017
      QM iyo ururka Midowga Africa ayaa isku dayaya inay dajiyaan xiisadda iyo muranka dhinaca xadka ah ee u dhaxeeya dalalka Djibouti iyo Eritrea.
    • Qarax Dad Badan ku Dhinteen oo ka dhacay Muqdisho June 20, 2017
      Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 18 kalena way ku dhaawacmeen kadib markii baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo uu waday qof ismiidaamiye ah lagu dhuftay xarunta degmada Wadajir.
    • Ajaaniib Lagu soo Qabtay Xeebta J/Hoose June 20, 2017
      Xeebta gobolka Jubbada Hoose ayaa laga soo qabtey ajaanib si sharcidaro ah uga kaluumeysaneysay badda oo haatan lagu hayo degmada Kismaayo.
    • Warbixin: Maalinta Qaxootiga Adduunka June 20, 2017
      Maanta oo kale caalamka waxaa laga xusaa maalinta qaxootiga, waana maalin lagu xusuusto dhibaatooyinka iyo waaya-aragnimada dadka qaxootiga ah.
    • Australia oo Hakisay Duqeymihii ay ka Wadday Syria June 20, 2017
      Australia ayaa maanta ku dhawaaqday inay si ku meel gaar ah u hakisay duqeymaha ciidamadeeda ay ka wadeen dalka Syria.
    • Muslimiinta Dalka Britain oo Walaacsan June 20, 2017
      Muslimiinta ku nool dalka Ingiriiska ayaa ka walaacsan inay bartilmaameed u noqdaan kooxaha xagjirka ah ee neceb mujaajiriinta iyo dadka heysta diinta Islaamka, kadib weerarki habeenkii Isniinta lagu qaaday dad kasoo baxay Masjid ku yaalla Waqooyiga London.
    • Madaxii Amniyaadka Al-Shabaab ee Muqdisho oo la Qabtay June 19, 2017
      Dawladda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ciidamada amniga ay howlgal ay ka sameeyeeen suuqa bakaaraha ee Muqidsho ay ku qabteen madaxii Amniyaadka Kooxda Al-Shabaab ee gobolka Banaadir C/Wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun).
    • Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay June 19, 2017
      Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku ridday Axmed C/llaahi Cabdi oo lagu helay inuu dilay wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska xukumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre alle ha u naxariistee Cabaas C/llaahi Sheekh Siraaji.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Janankii Nabad Sugida DKMG ka Ah oo Ay Seefta Xil Ka Qaadista Asbuuc Ka Hor Salfatay Ayaa Maanta Muqdisho Lagu Sagootiyay


mshiikhMuqdisho: Xaflad sagootin ah ayay Maanta Saraakiisha iyo Ciidanka

 

 

Nabad Sugida DKMG ka ah Maanta Muqdisho ugu sameeyeen Taliyihii 

 

 

 

Hore ee Hay’adda Nabad sugidda Qaranka Janaraal Maxamed Sh 

 

 

 

Xasan oo ka mid ahaa Saraakiishii uu Madaxweyne Shariif Xilalka ka qaaday Asbuuc ka hor taliyahan oo noqonaya kii u horeeyay ee xilka wareejiya marka laga hadlayo Afartii janaraal ee Xilalka laga qaaday isagoona Xilka ku wareejiyay Ku Xigeenkiisii Janaraal Nuur Maxamad Shirboow

Munaasabadan ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay Saraakiil ay ka mid ahaayeen Gen Gaafow

 

Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo isna ka tirsan Hey,adan  Generaalka Nabad Sugida

 

Ee maanta Xilka wareejiyay oo ay dad badan aaminsan yihiin in uu isaga ahaa Sababta ugu

 

Eeyn ee loo daadiyay Jananada kale ayaa garab dhow u ahaa Shariif xasanka Baarlamaanka

 

oo uu hada qilaaf xoogan kala dhaxeeyo Shariifka kale Gen maxamad Sh Xasan Xaamud waxa uu

 

Mudo dheer Saaxib dhow la ahaa Shariifka Baarlamaanka tan iyo intii uu Siyaasada ku

 

Soo biiray ma ahan markii u horeysay ee uu Madaxweyne Shariif isku dayo in u Xilka ka qaado

 

Gen Maxamad shiikh Sanad ka hor markii laba nin oo dalka France u dhashay una yimid in ay tababar u

 

Sameeyaan ilaalada Madxtooyada lagu afduubay Hotel Saxafi ayaa sidan oo kale Madaxweyne

 

Shariif isku dayay in uu xilka ka qaaado Taliyaha Nabad sugida isagoona ku dhawaaqay in u

 

Xilalkii ka qaaday Taliyayaasha Nabad sugida iyo Socdaalka balse  garab uu ka haystay

 

Gudoomiye Shariif xasan iyo R/wasaarihii xiligaas Cumar C/rashiid ayu ku badbaaday

 

Ayaa la leeyahay dad ayaa qabay in mar hore xilka laga qaado Janankan sabao ay ka mid yihiin isagoo

 

Ciidanka Militariga ka soo jeeda aqoon badana aan u laheyn howlaha Sidoonka iyo isagoo mar kasta khilaafka labada shariif dhan ka ahaa balse lama oga cida la keeni doono

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: