• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kun Askari oo Burundi Ka Socda Ayaa Shalay iyo Maanta Muqdisho Soo Gaaray


amisomKigali: Mas,uul u hadlay Dowlada Burundi ayaa xaqiijiyay in ay

 

 

Magaalada Muqdisho gaarsiiyeen Shalay iyo maanta Kun askari oo

 

 

Dheeraad ah oo ku biiri doono Ciidankoodii hore ee Soomalia

 

 

Ciidanka Cusub ayaa tirada Askarta Burundi ka dhigi doona 4400 afar kun iyo afar boqol oo askari oo Burundi kaliya ah tiradaasoo ah tiradii ay ahaayeen dhamaan Ciidanka AMISOM laba sano ka hor markii uu dhacay Heshiiskii Djibuti ee ay Ciidanka Xabashida Xamar kaga baxeen


Dhinaca kale ciidanka Burundi oo hada gacanta ku haya Xarumo Muhim ah oo ay Afar bilood ka hor

Shabaabka gacanta ku hayeen laga soo bilaabo Isbitaalka Xoogga iyo Warshada Caanaha oo ay

Ciidanka Burundi dagaal ku qabteen Ramadaankii la soo dhaafay ilaa Shirkole iyo Wasaarada

Gaashaandhiga oo ay Maalmo ka hor xoog ku soo dageen walow uu qasaare xoogan oo ah kii ug weynaa ee soo gaara Ciidanka AMISOM uu gaaray.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: