• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Danjire Augustine Mahiga oo Markii u horeysay Xalay Muqdisho Ku Hoyday


mahiErgayga gaarka ah ee qaramada Midoobay Ambasador Augustine

 

 

Mahiga oo shalay galab soo gaaray Muqdisho ayaa xalay ku hoyday

 

 

 

Magaalada  Mahiga ayaa xalay iyo Maanta kulamo gaar gaar ah la

 

 

 

Qaadanayay Madaxweynaha qaar ka mid ah gollaha wasiirada iyo waliba Saraakiisha Hogaamisa Ciidanka AMISOM ee muqdisho ku sugan Safarka Mahiga oo la sheegay in uu inta badan la xiriiray

Xiliga kala guurka kaasoo ay si weyn ugu kala aragti duwan yihiin Baarlamaanka oo dhinac ah

Gollaha wasiirada iyo Madaxtooyada oo iyagana isku dhinac ah dhinaca kale baryida uu

Mahiga xalay baryay Muqdisho ayaa ah isbadal weyn oo dhinaca amaanka ah Maadaama uu yahay

Ergaygii u horeeyay ee qaramada Midoobay ka socda oo Muqdisho ku hoyda Mudo

Sanado badan isagoona inta badan sanadkii hore ka noqon jiray Airporka Muqdisho xiligii ay wadada Maka almukarama iyo Villa Somaliyaba halista ahaayeen  

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: