• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasiirka Caafimaadka DKMG Ka Ah oo isaga Baxay Shir Ay UN Ka U Qabteen Somalia Kadib Markii Shirka La Keenay Sadax Wasiir Caafimaad Somaliland Puntland Xamarland


Aadan daa,udNairobi: Wasiirka Caafimaadka DKMG ka ah Dr. Aadan  Xaaji

 

Ibraahin ayaa qaadacay in uu ka Qeyb galo Shir ay soo qaban

 

 

Qaabiyeen Hey,addaha WHO iyo UNICEF kaasoo looga hadli rabay

 

 

 

Arimaha Caafimaadka wasriiska ayaa sheegay in uu qaadacay shirka kadib Markii markii ka qeybgalayaasha Shirka loogu bixiyay Laba Hey,addood oo kala ah WHO UNICEF Laba Xubnood oo ka socda Deeq bixiyayaasha iyo dhinaca soomaalida oo la yiri

Waxaa ka soo qeyb galaya Sadax Wasaarad Caafimaad oo kala ah Wasiirka

Wasaarada Caafimaadka Somaliland Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Puntland

iyo Wasiirka Wasaarada Caafimaadka DKMG ka ah arintaasoo qeyb ka ah kala

Googoynta Somaliya maadaama Hey,addaha Casuumaya Shirkan ay Yihiin

Hey,addo ka tirsan UN ka Somaliya ay hal kursi oo kaliya ku leedahay United Nation ka

Bilowgii Sanadkan ayay aheyd markii sidan oo kale Madaxweyne Shariif uu diiday

in uu ka qeyb galo Shir ka dhacayay Djibuti kaasoo Madaxweyne Shariif iyo Madaxweyne

Faroole isku si loogu Casumay balse markii dambe Faroole loo diiday markii u Shriif ka hor yimid

Arinkaas  dhinaca kale Wasiirka ayaa ku eedeeyay Hay’adaha ku magacaaban in

 

Ay ka shaqeeyaan Soomaaliya ee deggan Nairobi in ay si qaldan u maamulaan

 

mashaariicda loogu talo galay waddanka Somaliya , ayagoo aan ixtiraamin Nidaamka dalka ka jira ee caalamku aqoonsan yahay.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: