• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

AMISOM oo Sheegtay in Ay Maanta Duqeeyeen Saldhigyo Ay Shabaab Ku Lahaayeen Dayniile Stadium Muqdisho iyo Meelo Kale


ArtileryMuqdisho : Kadib markii ay Maanta Xaafado ka tirsan Magaalada

Muqdisho ku dhaceen duqeymo Culus ayuu afhayeenka AMISOM

 

 

Bridjiye Bahuko shir jaraa,id ku Sheegay in ay Ciidamada AMISOM

 

ka dambeeyeen duqeyntii maanta dhacday isagoona sheegay in ay duqeynta aheyd mid qorsheysan oo ay la beegsanayeen Xarumo ay Shabaabka ciidamo ku diyaarsanayeen oo Xaafadaha la duqeeyay ah madaafiicda maanta lagu garaacay ayaa ahaa


kuwo culus oo ka dhacayay Qoryaha Madaafiicda Goobta Xaafadaha Sida gaarka ah loogu garaacayna waxaa ka mid ahaa Xaafado ku teedsan

Wadada Warshadaha Stadium Muqdisho Degmada Dayniile Gubta iyo meelo kale oo

Ay dhamaantood gacanta ku hayeen Shabaabka dhinaca kale wararka ka imaanaya

Goobaha ay Madaafiicdan ku dhacday  ayaa Xaqiijinaya in ay jiraan Qasaarooyin soo

Gaaray dad rayid ah ugu yaraana Afar qof oo rayid ah ayaa la sheegayaa in ay ku Geeriyoodeen wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Shabaabkana wali ma jiro  

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: