• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Sh Shariif oo Maanta Mudo Dheer Ku Wareegay Qaar Ka Mid Ah Wadooyinka Muqdisho ( + Sawiro badan )


glgjMuqdisho: Madaxweynaha DKMG Ka ah Sh Shariif  ayaa maanta 

 

Booqasho ku soo kala bixiyay Jiiddaha Ay Ciidanka DKMG iyo kuwa AMISOM

 

 

Kuwa AMISOM ka joogaan Deg.Hodan iyo H/wadaag ee Magaalada Muqdisho.

 

 

Booqashadan oo ay madaxweynaha ku wehiliyeen saraakiil Ciidamada dowlada ka tirsan masuuliyiin ka socotay madaxtooyada oo ugu weynaaa wasiirudowalaha Madaxtooyada iyo qaar ka mid ah saraakiisha Amisom ayuu madaxweynuhu ku soo maray


Goobihii ay dhawaan Ciidamada DKMG kala wareegeen Maleeshiyaadka Shabaab.

shariif_iyo_jiidaha_1

Aagagii uu maanta Madaxweynaha soo maray waxaa ka mid ahaa Tarabuunka Warshadii COCOLA

Carwadii hore ee Qaranka  Gurigga Madaxweynihii hore Aadan Cabdulle (Cadde) oo loo yaqaan isgoyska

zzzqa%202

Aadan Cade Jidka dheer ee Florenza oo uu dhinaca Xarunta Madaxtooyada kaga Yimid Booqashada

 8

Madaxweynaga ee Furimaha dagaalka ayaa imaanay laba maalin kadib markii uu Xilalkii ka wada qaaday

zzzqa%201

Dhamaan Jananadii Ciidanka Qalabka Sida waana Booqashadii labaad ee uu Madaxweynuhu

glgj

Ku tago goobaha ay dagaalka ku qabsadeen Ciidamada DKMG iyo kuwa Amisom toddobaadyadii lasoo dhaafay

1 746592

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: