• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasiirka W. Ganacsiga iyo Warshadaha Dr.Maxamuud Cabdi Garweyne % 80 Ayaa Noo Qabsoomay Howshii Wasaarada Ganacsiga


garweyneMuqdisho: Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha

 

 

Dr.Maxamuud Cabdi (Garweyne ) iyo Agaasimaha guud ee 

 

 

W/ Ganacsiga iyo warshadaha C/llaahi Xayir Ducaale oo

 

 

 

Maanta shir Jaraa,id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay wasaarada ganacsiga diyaarisay hab Sharciyeed ay ku macaamili doonaan Dowlada shirkadaha ganacsiga iyo dadka ajaanibta ah ee doonaya in ay wadanka Soomaaliya

 


Maal-gashi ku Sameeystaan iyagoona halkaas ku soo bandhigay Nuqul ka mid ah

Sharci ganacsi oo ku saabsan isdhaafsiga iyo fududeynta ganacsiga iyo waliba

 

Qaababka ay u soo mari doonaan ganacsatada Cashuuraadka Dakkadaha iyo

 

Airporada sharcigan oo uu tirsigiisu yahay 12 ayaa la sheegay in uu soo baxay

 

Sanadkii 1964 balse hada dib u habeyn lagu sameeyay dhianca kale Wasiirka ayaa

 

Sheegay in  wasaaradooda qabatay howlihii laga rabay Boqolka Maalmood haday tahay

 

diyaarinta nidaamka iyo Sharciga haday tahay tababarka Shaqaalaha Dr.garweyne ayaa

 

Sheegay in Boqolkii Maalmeed ee u horeeyay Xukuumada waxa laga sugayay Aysan aheyn dagaalo kaliya balse ay howlaha wasaaradaha kala duwana ku jiraan

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: