• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Taliyihii CID da Somaliland Gobolka Sool u Qaabilsanaa oo Xalay Magaalada Laas-Caano Lagu Dilay


meydLaascaanood :Taliyihii gobolka Sool Ee Laanta dambi baarista Somaliland

 

 

Maxamud Maxamad Xersi oo ku Magac Dheeraa ( Asad ) ayaa xalay 

 

 

Fiidkii lagu dilay bartamaha magaalada Laascaanood halka ku xigeenkiisii oo

 

 

Xiligaas la socdayna la sheegayo in uu dhaawac culus soo gaaray kadib markii ay rasaas la dhaceen kooxo hubeysan oo aan wali heybtooda la garan dhinaca kalena isla weerarkan ayay ku dhimatay haweenay


Ka ag dhoweyd goobta ay dableyda weerarka kula beegsadeen Saraakiisha

Magaalada Laascaanood ayaa laba ilaa sadaxdii sano ee la soo dhaafay waxaa

Lagu dilay Saraakiil badan oo Maamulka Somaliland  ah kuwaasoo ay hadana ku

Socdaan Mudaaraadyo iyo dagaalo si toos ah loogu doonayo in ay ka baxaan deegaanada Soom iyo Sanaag

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: