• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

8 Maarso Waan Xuseynaa Laakiin Waxaan u Xuseynaa Qaab inaga Noo Gooni Ah Wasiirada Horumarinta Haweenka & Qoyska Ee DKMG Ka Ah


w_haweenkaMuqdisho: Wasiirada Hormarinta Haweenka iyo qoyska DKMG ka

Ah ee Soomaaliya Marwo Maryan Qaasin ayaa sheegtay in ay

 

 

Maanta dhigayaan Munaasabad Ku aadan Maalinta Haweenka

 

 

Aduunka balse ay Wasaaradeeda go,aansatay in Haweenka Soomaaliyeed ee Muslimka ah loo Sharxo Xuquuqdooda ay Diinta Islaamka Siisay 1400 oo sano ka hor wasiirada oo ka jawaabaysay waxa maanta Muqdisho looga xusayo 8 March ayaa tiri waxaan tix galinay codsiyo nooga yimid Haween iyo urro bulsho


Balse waxaan isku dayi doonaa in Haweenka Soomaalyeed aan fahamsiino waxa ay

Munaasabadan ugu fadhiso ama uga macna tahay Aduunka kale ee aan islaamka Aheyn

kuwaasoo ay Haweenkoodu waqti dhow oo aan Boqol sano ka badneyn helay

Xuquuqda haweenka halka ay Haweenkeenu Afar iyo toban jeer ka hor heleen

Xuquuqdooda Marwo Maryan ayaa sheegtay in ay ka soo horjeedo in maanta ama

 

8 da Maarso tahay munaasabad Haweenka Soomaaliyeed ama kuwa Islaamku leeyihiin

 

Marwo Qaasim oo Wadaadad ah ayaa la sheegaa in ay xukuumada ka soo gashay Dhinaca

 

Urur diimeedka Al-islaax oo ka mid ah ururada Islaamiga ah ee aan aaminsaneyn in Dagaal iyo Cunfi lagu Fidiyo diinta balse wax barasho iyo is faham lagu wada noolaado,

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: