• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

R-wasaare Farmaajo oo Markii Labaad Lixdan Maalmood Ka Yar u Dhoofay New york


FarmaajoMuqdisho : R/wasaaraha DKMG Ah ee Soomaaliya Maxamed

 

C/laahi Farmaajo ayaa maanta ka Dhoofay Airporka Muqdisho

 

 

Safarka R/ wasaaraha oo ah kiisii Sadaxaad ee uu wadanka uga

 

 

 

 

Baxo ahna kiisii labaad ee uu ku aado wadanka Mareykanka gaar ahaan Magaalad New York oo ah Caasimada Siyaasada Aduunka gaar ahaana si toos ah Soomaalida looga maamulayay labaatankii sano ee la soo dhaafay


Safarka R/wasaaraha oo ay ku weheliyaan Wafdi kooban oo gillihisa Xukuumadda ka tirsan

Ayaa ah Casumadii labaad ee Sanadkan uga timaada Gollaha Amaanka Qaramada midoobay

waxaana la sheegayaa in shirkan gollaha amaanka ku Casumeen Farmaajo u Daba socdo kii ay

Bil ka hor Soomaaliya ka yeesheen gollaha amaanka lamana oga waxa rasmiga Ah ee ka soo baxaya

Balse waxaa la saadaalinayaa in ay ugu xoog badnaan doonto Arrimaha Amaanka Gudaha iyo

Burcad badeeda oo Cijiyo la soo baxay lana gareystay hadaan Dowlad Soomaaliyeed la helin in aan laga gun gaari doonin 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: