• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

DKMG Ka Ah Ee Soomaalia oo Sheegtay in Ay Daadgureyn Doonto Dadka Saamaaliyeed Ee Ku Xayiran Libya


Coat_of_arms_of_SomaliaMuqdisho: Ra’iisul wasaare ku Xigeenka Ahna Wasiirka

 

 

Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Ah Dr.C/waeli Maxamad Cali oo

 

 

Shir jaraa,id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay

 

 

 

Dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Carabta isla isla qorsheynayaan in ay bilaabaan daadgureynta daka Soomaalida ah ee ku xayiran Libya kadi markii ay ogolaansho ka heleen wadanka Sudan


Wasiirka ayaa sheegay in qorshahan lagu daabuli doono dad kor u dhaafaya 2-kuna oo qofood oo hada ay

ku dhibaateysan guddaha dalka Liibiya, wasiirka ayaa ug baaqay soomaalida ku nool daafaha

 

Dalka Libya in ay is diyaariyaan diiwaan galintooda maalmaha soo socda ayay bilaaban doontaa ayuu yiri wasiirka 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: