• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Al-shabaab oo Ka Cararay Magaaladii Labaad Ee Gobolka Gedo iyo Cabsi Ka Taagan Ceel-buur oo Galguduud Ah


Al-ShabaabMuqdisho: Wararka ka imaanaya Maggaalada Luuq oo ka mid ah 

Magaalooyinka ugu waaweyn Gobolka Gado ayaa sheegaya in

 

 

Ay dagaal la,aan ka baxeen Magaalada Maleeshiyaadkii Al-Shabaab

 

 

Ka hor inta aanay gacanta ku dhigin maleeshiyaad isku dhaf ah oo wata Magacyada Dowlada iyo Ahlu-sunna dadka deegaanka ayaa sheegaya in Maleeshiyadii Shabaabka ay Xalay habeenimo ka baxeen magaalada Luuq Ganaane


kadib markii ay ka war heleen in uu ku soo fool leeyahay dagaal la mid ah kii Buula xaawo

Walow aan si buuxda looga war qabin halka ay ku biyo shubteen Ciidankii Al-Shabaab

Hadana waxay u muuqataa hadaanay dagaal ku soo celinin labada magaalo ee B/xaawo iyo

Luuq in maalmaha soocda lagala wareegi doono Baardheere oo iyadana ka tirsan isla gobolkaas

Dhinaca kale wararka ka imaanaya gobolka G/guduud ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka

La baxay Ahlu-sunna iyo Ciidan Ethiopian ah oo maalmahan ku sugnaa Magaalooyinka

Dhusa mareeb iyo Guri-ceel ay u dhaqaaqeen dhinaca Ceel-buur halkaasoo ah Xarunta ugu weyn

Shabaabka gobolada dhexe Hiiraan iyo Shabellaha dhexe in kastoo aan wali la soo warinin wax dagaal ah hadana dadka deegaanka ayaa cabsi weyn dareemaya hadiiba lagu dul dagaalamo

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: