• RSS Somali VOA

    • Booliska Kenya oo Lagu Eedeeyay Kufsi iyo Jirdil December 14, 2017
      Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in inti lagu guda jiray doorashadi madaxtinimo ee Kenya ka dhacday sanadkaan, ay ciidanka boolisku kufsadeen tiro haween ah isla markaana jirdil u geysteen dad rayid ah.
    • Wariyeyaal Lagu Xiray Myanmar December 14, 2017
      Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xarig Talaadadi lasoo dhaafay loogu geystay dalka Myanmar laba wariye oo ka tirsan wakaalada wararka Rueters.
    • Faah-faahin Kasoo Baxday Qaraxii Muqdisho December 14, 2017
      Saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in qarax saakay ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, ay ku dhinteen 18 askari.
    • Caqabadaha Horyaalla Golaha Wasiirrada Soomaaliland December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo liiska golahiisa cusub ee wasiirrada.
    • Ronaldinho oo Ku Biiraya Siyaasadda December 14, 2017
      Wargeyska Now O Globo ee kasoo baxa magaalada Rio de Janeiro, ayaa maanta daabacay in laacibki hore ee adduunka Ronaldinho uu u ordi doono kursiga baarlamaanka ee gobolka uu kasoo jeedo Minas Gerais ee dalka Brazil.
    • Madaxweyne Biixi oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirrada.
    • Askar Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Muqudisho December 14, 2017
      Qarax saakay aroorti ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu sababay dhimashada 17 askari oo ka tirsan ciidamada booliska.
    • Qubanaha VOA, Dec 14, 2017 December 13, 2017
    • Man City oo La Gaari La,yahay  December 13, 2017
      Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City.
    • Milan oo Tiigsatay Sideed Dhamaadka Coppa Italia December 13, 2017
      Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona.
    • Real Madrid oo Gaartay Finalka Koobka Qaaradaha December 13, 2017
      Kooxda Real Madrid ayaa gaartay finalka koobka Naadiyada Aduunka, kadib marki ay xalay 2-1 ku garaacday kooxda Al Jazira ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
    • Ururka Islaamka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimadda Falastiin December 13, 2017
      Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa lagu soo gababeeyey shir madaxeedka waddamada Islaamka, kaas oo magaalada Qudus ay madaxdii shirka ka qeyb gashay ugu aqoonsadeen magaalo madaxda mustaqbalka ee Falastiin
    • Somaliland: M. Biixii oo loo Dhaariyey Xilka Madaxtinimo December 13, 2017
      Madaxweynahii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ku warejiyay madaxweeynaha la doortay Muuse Biixii Cabdi oo maanta xilkaasi loo dhaariyay.
    • Duqeyn Cirka ah oo ka Dhacday Buula-Burte December 13, 2017
      Duqeynta ayaa ka dhacday meel ku dhow degmada Buula-Burte oo lagu magacaabo Wardhiinle, iyada oo saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka ay aamisan yihiin in duqeynta lagu bartimaameedsaday saldhig cusub oo degaanka ay Alshabab ka sameysteen.
    • Somalia: Baarlamaanka oo Miisaaniyadda 2018 Ansixiyey December 13, 2017
      Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyadda dawladda ee sannadkan soo socda oo la sheegay inay dhan tahay in ka badan 274 milyan oo dollar.
    • Ciyaaraha Maamul Gobolleedyada Dalka Mala Siyasaddeeyey? December 13, 2017
      Dhowr casho oo magaalada Muqdisho ay ka socdaan ciyaaraha gobollada dalka ayaa waxaa ka qeybgaley madaxda maamul gobolleedyada dalka ee dhalinyarada ciyaareyso laga soo kala xuley iyo sdioo kale xildhibaanada labada golle ee baarlmaanka ku jiro ee goboladaasi laga soo doorto. Taasi oo keentey in dadka qaar kood ay u arkaan in ciyaaraha ay uga qeybgalayeen si […]
    • Doug Jones oo ku Guuleystey Doorashada Senator-nimada Alabama December 13, 2017
      Doug Jones, musharaxi xisbiga Dimuquraadiga ayaa ku guuleystey doorashadi kursiga senat-ka Mareykanka ee gobolka Alabama. In kasta oo siyaasadda gobolku ay u janjeerto dhanka midige, hadana codbixiyeyaasha ayaa Doug Jones ka doorbidey Roy Moore oo Jamhuuri ah. Guushan ayaa ka dhigan marka sanadka cusub la dhaariyo Doug Jones, in aqalka Senate-ka ee ay hada k […]
    • Madaxweyne Muuse Biixi oo berri la caleemo saarayo December 12, 2017
      Munaasibadda dhaarinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee la soo doortay 13 kii November, ayaa berri kja dhaceysa Hargeysa.
    • Soomaaliya oo fileysa in deymaha laga cafiyo December 12, 2017
      Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay fileyso in deymaha lagu leeyahay Soomaaliya laga dhaafo, isla markaana la maalgashado Soomaaliya.
    • Duqeyn ka dhacday gobolka Sh/Hoose December 12, 2017
      Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay duqeyn cirka ah lala beegsaday gaari nooca caasiga loo yaqaan ah oo marayay deegaanka Mubaarak.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maxamad Ibraahim Suuleey oo Ah Wiil Ka Tirsanaan Jiray Shabaab oo Eedo Ka Tirsanaya Ajaanibta Kooxdaas Ka Tirsan


SuuleMuqdisho Maxamed Ibraahim Suuley oo ah wiil 29 jir ah dhowaana ka soo

Baxsaday kooxda Al-shabaab ayaa saxaafada uga waramay

 

 

 

Dhibaatooyinkii ka soo gaaray intii uu Ka tirsanaa kooxdaas Suuleey waxa uu

 

 

Mar dhow isu soo dhiibay DKMG ka ah  Waxa uuna hadda ku sugan yahay goobaha ay dowlada ka ka taliso ee Magaalada Muqdisho wareysigii uu siiyay Saxaafada ayuu ku yiri

 

“Maalin maalmaha ka mid ah inagoo ku guda jirna dagaal u dhexeeyay dowlada iyo kooxda Al-shabaab ayuu mid ka mid ah

Dagaalyahanada shisheeye si ula kac ii toogtay”, ayuu yiri Maxamed maxamad isagoo tusaya dhaawacyo jirkiisa ku yaala .

 

Wuxuu ahaa nin caddaan ah oo ka mid ah dagaalyahanka shisheeye ee ka bar bar dagaalama kooxda Al-shabaab kaasoo

 

Ka careysnaa dhaawacyo aan diiday in aan la qaado kuwaasoo ay isaga saaxibo Ahaayeen ayuu yiri

Maxamad Suuley oo ka sii hadlayay waxyaabaha kale ee ku qasbay in uu ka soo cararo shabaab

Ayaa sheegay in ay tahay in uu maalin walba goob joog u ahaa Asxaabtiisi oo dhimanaya ama dhaawacmaya

 

isagoo waliba intaas ku daray in uu arkay dhalinyaro  dhaawacyadooda la dhameystirayo oo ay dilayaan

 

Saraakiisha dagaalka u hogaamineysa ee Ajaanibta ah taasoo uu ku sheegay in loola jeedo tan koowaad

 

Dhaawacyada qaar oo halis ah aana lagu daaweyn karin goobaha ay Shabaabka joogaan iyo tan labaad oo ah

 

in aanay dhaawacyadaas u gacan galin ciidamada ka soo horjeeda isagoo tusaya wariyaha dhaawaca dusha uga yaala ayuu yiri fiiri waa xabbad” waxaa igu dhuftay nin Hindi ah

Suule

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: