• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kenya oo Sheegtay in Ay Gacanta Ku Dhigeen Ku Dhowaad Toban Nin oo Ka Tirsanaa Kooxda Al-Shabaab oo Dhinaca Kenya Uga Qaxay Dagaalada B/xaawo


kenyaNairobiI: –Mas,uuliyiin u hadlay dalka Kenya ayaa Shaaciyay in ciidankooda 

 

Xuduuda Jooga gacanta ku dhigeen 9 Dagaal Yahan oo ka tirsanaa kooxda Al-

 

 

Shabaab kuwaasoo ka soo cararayay Dagaaladii B/xaawo ka dhacay Maalintii

 

 

Shalay aheyd oo ay ku jabeen Maleeshiyaadka Shabaab warkan ka soo baxay Kenya ayaa sheegaya in ragan la qabtay ay ku jireen dhowr Ajaanib ah oo ay qaar Baasabooro


Mareykan ah wataan kuwaasoo loo gudbiyay Magaalada Nairobi oo ay joognaan Saraakiil

Sirdoon oo reer galbeed ah qab qabshadan ayaa timid isla maalintii ay Ciidamo Ethiopian iyo

Somali iskugu jira la wareegeen Magaala Xuduudeedka Buulo Xaawo oo ay Shabaabka

Mudooyinkii dambe difaac adag kaga jireen waxayna muujinaysaa in aan dhinac la isula wada jabin ee jaho kasta loo cararay.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: