• RSS Somali VOA

    • Mareykanka oo bogaadiyey xiriirka Ethiopia iyo Eritrea June 22, 2018
      Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in horumarka ay Ethiopia iyo Eritrea ka sameeyeen xal u helista murranka muddada dheer ka dhex oognaa iyo caadiyeynta xiriirkooda uu dhiirigelinayo.
    • Faaqidaadda: Heshiiska Soomaaliya iyo Ethiopia June 22, 2018
      Heshiiskaas oo dhowr qodob ka koobnaa waxaa ugu muhiimsanaa qodobka ka hadlaya in la wada maal-gashto afar ka mid ah dekadaha Soomaaliya.
    • Mareykanka: 40 milyan oo qof ayaa sabool ah June 22, 2018
      Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay oo ku saabsan saboolnimada darran iyo xuquuqda aadanaha ayaa lagu sheegay in 40 malyuun oo qof oo ku nool dalka Mareykanka ay ku noolyihiin faqiirnimo ba’an.
    • 3 nin oo lagu helay dambiga weerarkii masjidka Minnesota June 22, 2018
      Saddex nin ayaa waxaa lagu helay dambi naceyb kadib markii lagu eedeeyey inay bombaano ku weerareen masjid ku yaalla gobolka Minnesota.
    • Turkiga oo ka aargutay canshuurtii Trump June 22, 2018
      Turkey ayaa sheegtay in canshuur dhan 1.8 bilyan oo dollar ay saari doonto badeecadaha lagu soo sameeyo Mareykanka, ayada oo ka aargudaneysa canshuur madaxweyne Trump uu saaray biraha iyo alumuuniyaamta dalkaas.
    • Turkiga oo xiray 14 tuhmane oo Daacish ah June 22, 2018
      Wakaaladda wararka dowladda Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta ay xireen 14 qof oo la tuhunsan yahay inay xubno ka yihiin kooxda Daacish, kuwaasi oo diyaarinayey weeraro ka dhan ah doorashooyinka dalkaas ka dhacaya axadda.
    • Faransiiska oo u gudbay wareega 16-ka Koobka Aduunka June 21, 2018
      Xulka kubadda cakta Faransiiska ayaa u gudbay wareega 16-ka ee Koobka Aduunka, kadib marki ay maanta 1-0 uga badiyeen kooxda qaranka ee Peru.
    • Muranka Deeqaha Somaliland June 21, 2018
      Waxaa soo baxday inuu muran u dhexeeyo dawladda Soomaaliya iyo beesha caalamka kaasoo ku saabsan heshiis gaar ah oo qayb ka ahaa Hiigsiga Cusub iyo deeqaha la siinayo Somaliland
    • Dilal ka dhacay Diinsoor oo la isku khilaafsan yahay June 21, 2018
      Mas’uuliyiinta gobolka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in dadka la dilay ay ahaayeen Al-Shabaab, balse ehallada dadkaas ayaa ku dooday inay ahaayeen dad rayid ah.
    • Turkiga oo helaya diyaaradaha F-35 June 21, 2018
      Inkasta oo ay jirto diidmada congress-ka Mareykanka, ayaa Turkiga waxa ay heli doonaan toddobaadkan qeybtii ugu horreysay ee diyaaradaha dagaalka F-35 ee Mareykanka, sida saraakiil ka tirsan pentagon-ka iyo socdaalka ay u sheegeen VOA.
    • Cayaaraha adduunka iyo dhallinyarada muqdisho June 21, 2018
      Dalka Ruusha waxaa si xiisa leh uga socda tartanka Koobka kubadda cagta Aduunka. Ka sokow taageerayaasha dalalka ka qeyb galaya iyo xamaasadda garoomada Ruushka ee ay cayaaraha ka dhacayaan malaayiin qof  oo kale ayaa maalin walba ka daawata shaashadaha. Somalia cayaarta kubadda cagta waa cayaarta ay dhalinyaradu ugu jecelyihiin. Laakiin sanado badan oo amni […]
    • Booliska isku dhafka ah ee Gaalkacyo oo dad xiray June 21, 2018
      Waxaa soo kordhaya wada shaqeynta ay muujinayaan ciidamada booliska ee magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhinaca suggidda ammaanka iyo ka hor tagista rabshado mar kale magaaladaa ku soo celin kara dagaallo ku dhex maray dhinacyada Galmudug iyo Puntland. Wada shaqeyntaas waxaa ugu dambeeyay booliska Galmudug oo maanta rag soo qabqabteen ku wareejiyay booliska m […]
    • Spain oo dirqi uga badisay Iran June 21, 2018
      Mid ka mid ah kulannadi ugu xiisaha badnaa todobaadkaan ciyaaraha Koobka Aduunka ayaa waxa uu xalay dhexmaray xulalka Spain iyo Iran oo ka wada tirsan Group B. Ciyaartan oo ka dhacday magaalada Kazan ee Koofurgalbeed Russia ay ciyaartooyda xulka Iran kusoo bandhigeen ciyaar wadna-xanuun ku ridday xulka Spain kadid marki ay Iraaniyiintu dheeleen ciyaar difaac […]
    • Portugal oo Uruguay oo guulo gaaray June 21, 2018
      Xulka kubadda cagta Portugal ayaa Arbacadi 1-0 uga badiyay Morocco oo ka mid ah xulalka matalaya Qaarada Africa. Goolka guusha waxaa Portugal u saxiixay Ronaldo oo hadda hogaaminaya gooldhalinta ciyaaraha aduunka, isaga oo leh 4 gool labadi kulan ee uu ilaa hadda dheelay. Uruguay waxay 1-0 ku jajabsadeen Saudi Arabia. Goolka guusha waxaa saxiixay Suarez. Ila […]
    • Trump oo ka laabtay amar dood badan dhaliyey June 21, 2018
      Madaxweyne Trump ayaa Arbacadii shalay soo saaray wareegto uu ku joojinayo go'aan uu isagu horay u soo saaray, kaas oo qaxootiga qaangaarka ah lagaga horjoogsanayo inay Maraykanka soo galaan, caruurtoodana laga reebayo si loo xanaaneeyo.
    • Qubanaha VOA, Jun. 21, 2018 June 20, 2018
    • 'Awoodda Al-Shabaab ma sii kordheyso' June 20, 2018
      Qiimeyn la sameeyey ayaa sheegeysa in kooxda Al-Shabaab aysan sii xoogeysan, inkasta oo ay dhowaanahan fulisay weeraro dhimasho badan, oo uu ku jiro mid lagu dilay askari ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee Mareykanka.
    • Gabdho lagu kufsaday jidka Muqdisho iyo Baydhaba June 20, 2018
      Todobaadyaddii u dambeeyay waxaa qeyla dhaan ay ka soo yeereysay dadka rakaabka ah ee ku safra wada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.
    • Afghanistan: 30 askari oo weerar lagu dilay June 20, 2018
      Ugu yaraan 30 askari oo ka tirsan ciidamada dalka Afghanistan ayaa la dilay kadib markii maleeshiyo la tuhunsan yahay inay yihiin Taliban ay weerar ku qaadaeen laba bar kontorool maanta.
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 425-aad June 20, 2018
      Dhagaystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, oo uu soo jeedinayo Axmed Faarax Cali (Idaajaa). Qeybtanna waa qeybtii 425-aad.​        
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidamo Ethiopian Ah Ayaa Dul Dagay Magaalooyinka B/xaawo Dhuusa–Mareeb iyo Guri-Ceel


XabashiKadib markii ay shalay gacan ku Heynta Magaalada B/xaawo la 

 

Wareegeen Ciidamo iskugu jira Ethiopian iyo Soomaali  ayay

 

 

Wararka soo baxaya Sheegayaan in Dhinaca kalena Magalooyinka dhusa-   

 

 

Mareeb iyo Guri-ceel oo ka tirsan gobolka Galguduud soo dageen ciidamo aad u hubeysan oo Ethiopian ah  Ciidamadan oo ay dadka deegaanka sheegayaa in ay ku hubeysan yihiin ugu yaraan 20 gawaarida

Dagaalka oo isugu jira taangiyo iyo baabuurta yaryar ee Cabdi-bilaha loo yaqaan oo ay qoryo

ku rakiban yihiin Wararkan ayaa intaas ku daraya in ciidanka ethiopia  ay degeen xerada ciidankii

Xoogga dalka soomaaliyeed ee loo yaqaanay qeybta  21aad oo ku taala  duleedka Degmada

Dhuusamareeb Ciidamadanka xabashida oo shalay ka soo gudbay dhinaca Degmada Balambala

Ayay wararka sheegayaan in ay weheliyeen Maleeshiyaad ka tirsan ururka Haysta Magaalooyinkaas

Ee la Magax baxay Ahlu Sunna oo iyaga lagu tilmaamo in ay yihiin Sancad Ethiopian waxaa jira

Shaki ah in ay Ethiopia doonayso in ay Xoojiso ayna balaariso goobaha ay gacanta ku hayaan

Maleeshiyaadka la baxay Ahlu-sunna ee gobollada Galguduud iyo gedo lagana yaabo in ay

Ku darsadaan Hiiraan iyo Meelo kale si ay Xabashida gogortan xoogan ugula Gasho Villa Somalia oo

Wax badan laga diidanaa awood qeybsi ku yimaada Magac Ahlu –sunna oo qabiil iyo Xabashi Huwan

 

 buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: