• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Al-shabaab oo Galabta Fagaare Suuqa Xoolaha Ku Yaala Ku Toogtay Laba Nin oo Ay Sheegeen in Ay Ka Tirsanaayeen Ciidanka Dowlada


dilMuqdisho: Kooxda Al-Shabaab ayaa Galabta laba nin ku toogtay Fagaare

 

Ku yaala Suuqa Xoolaha gaar ahaan Dhismaha Warshadii Maslax

 

 

 

Maxamad Siyaad labada nin ee la Toogtay ayaa lagu kala Magacaabi

 

 

Jiray C/naasir Xuseen Cali oo Japan ku magac dheeraa iyo C/laahi Xaaji Max’ed.  ayay kooxda al-shabaab ku eedeeyeen in ay ka tirsanaayeen Ciidanka Dowlada nin ka mid ah labada nin ee la toogtay ayaa la sheegay in uu  hore ugu biiray kooxda Al-shabaab


kaasoo lagu Magacaabi jiray C/naasir Japan oo caan ka ahaa degmada Dharkeynley ee

Magaalada Muqdisho  Japan ayaa hore uga tirsanaan jiray Ciidanka dowlada ka Hor inta usan ku biirin

Shabaabka Sanad ka hor xiligaasoo uu soo dilay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidanka Dowlada

Laguna magacaabi jiray Cali yare kadibna uu u soo baxsaday kooxdan maanta Dishay halka ay ninka

kalena ay ku eedeeyeen in uu ka tirsanaa Ciidanka Sirdoonka dowlada KMG ka ah Goobta ay toogashada

Ka dhacday oo aheyd Xaafada Suuqa Xoolaha oo ay soo  buuxiyeen dadweyne Haween iyo Caruur u badnaa ayaa waxaa hadal ka jeediyay Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali dheere

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: