• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

6 March Maanta oo Kale Maxaa Dhacay Taariikhda ??


Taariikh


Maanta oo kale 6 March 2007 Madaafiic Xoogan ayaa lala beegsaday Garoonka Muqdisho oo ay xiligaas kasoo dagayeen Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM loo yaqaan gaar ahaan Kuwa Uganda oo ay maalintaas aheyd Markii u horeysay ee ay wadanka Yimaadaan halkaasoo ilaa Sideed Madfac ay gudaha u gashay Airporka Muqdisho xiligaasoo ay ku sugnaayeen Madax badan oo Soo dhowentooda u tagtay

Maanta oo kale 6 March 2008 Magaalada Baydhabo Qarax Xoogan oo la Beegsaday Gaari uu Lahaa Gen: Shaahiyoow oo Ka Tirsanaa Ciidanka Sirdoonka Dowladii u Hogaaminayay Mad : C/laahi Yusf ayay ku dhaawacmeen tiro dad ah oo ay Ku jirtay Haweenay shaah ku iibinaysay meel ku dhow meesha uu qaraxa ka dhacay

 

Maanta oo kale 6 March 2008 Deegaanka Goobaanle oo ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe ayay ka dhaceen iska hor imaadyo sababay dhimasho iyo dhaawac kuwaasoo u dhexeeyay Ciidamo Ethiopian ah oo markii u horeysay aaday deegaanadaKaba Hirig iyo Gaabaanle balse dib ayay u soo noqdeen kadib markii ay iska caabin xoogan la kulmeen

Maanta oo kale 6 march 2008 Mansuur Roobow oo hogaaminaya Ciidan ayaa markii u horeysay tan iyo intii ay Ciidanka Ethiopia soo galeen wadanka dabayaaqadii 2006 gaaray Magaalada Xudur oo ah Caasimada Gobolka Bakool in kastoo uu ka soo noqday waqti yar kadib markii uu kulamo la qaatay odayaal deegaanka ah

 

Maanta oo kale 6 March 2009 Markab dhuxul wada oo dab ku soo qabsaday gudaha badweynta ayaa ku soo xirtay Dekeda Muqdsho kaasoo dadaal dheer kadib la badbaadiyay Markabkii iyo Shaqaalihii Saarnaa in kastoo ay dhuxusha inteeda Badan Gubatay

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: