• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shir Lagu Taageerayo Ciidanka Dowlada oo Ay Bulshada Rayidka iyo Odayaasha Hawiye Ku Qabteen Muqdisho ( + Sawiro )


IMG_1492Muqdisho: Shir balaaran oo lagu Taageerayo Ciidanka dowlada iyo

 

 

Guulihii ay ka dhawaan ka gaareen Geybo ka mid ah Muqdisho ayaa

 

 

 

Shalay lagu qabtay muqdisho shirka waxaa ka soo qeyb galay dhamaan

 

 

qeybaha kala duwan ee bulshada sida Cullimada dhaqanka iyo Haweenka iyo Aqoonyahanka   shirkan ayay sidoo kale ka soo qeyb galeen saraakiisha hogaamisa qeybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka Shirkan ayay dhinaca

Madaddaalada u joogeen fanaaniinta iyo abwaanada ka tirsan hobolada Waaberi kuwaasoo soo bandhigay heesho qiiro leh odayaashii goobta ka hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa

IMG_1518

Axmed Diiriye Cali oo si aan hore looga baran isu garab taagay dowlada kadib markii uu ciidanka dowlada ka dalbaday in ay sii laba laabaan howlgalada nabad soo celinta dalka waa sida uu hadalka u yiriye 

IMG_1558

isagoona sheegay in ay garab taagn yihiin Ciidanka dowlada dhinaca kale Imaamka Beelaha Mudulood

IMG_1568

Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo isana goobta ka hadlay ayaa sheegay in uu isaga laf ahaantiisa

IMG_1610

ka qeyb qaadan doono dagaalka isagoona dhinaca kale Habaar ku Afuufay Kooxda Al-shabaab

IMG_1533

Dad badan ayaa qaba in ay u muuqato dadka Muqdisho hada un bilaabeen Baraarug ah in ay iska ridaan

IMG_1411

Heeryada Shabaab oo iyaga la moodo Sanadihii la soo dhaafay in loo soo diray kaliya deegaanada Koonfureed

IMG_1557

iyadoo ay madaxda u sareysa Al-shabaab ka soo jeedaan waqooiyga iyo Gobolada dhexe balse

IMG_1492

dagaalkooda uu ku wajahan yahay koonfurta kaliya balse waxaan la ogeyn hadii ay shirarkan yihiin kuwo lacag looga doonayo

IMG_1416

Hey,addaha Soomaaliya ku howlan oo iyaga ninkii is mujiyaba uu waxoogaa ka daadsado waxaa Xusuusin mudan 

IMG_1488

in bishii la soo dhaafay uu shir odayaal dhaqameedka ah ka dhacay Djibuti kaasoo uu Mahiga Qaban qaabiyay 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: