• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Saraakiil Ciidanka Burundi Ah Ayaa Sheegay iska Difaaceen Weeraro Ay Saaka Shabaabka Ku Soo Qaadeen Wasaaradii Hore Ee Gaashaandhiga


general11Muqdisho: Saraakiisha maanta u Hadashay Ciidanka Burundi ee

 

Muqdisho ku sugan ayaa sheegay in Ay iska difaaceen weeraro saaka

 

Uga yimid Maleeshiyaadka Shabaab Gaashaanle Sare Biyerk oo maanta

 

 

La hadlayay Saxaafada Muqdisho ayaa sheegay in ay saaka weerar ku soo qaadeen fariisimo ay ku leeyihiin ciidankooda agagaaraha waddad warshadaha gaar ahaan Wasaaradii hore ee Gaashaandhiga oo


Asbuuc ka hor laga qabsaday Shabaabka Gaashaanle Biyerk ayaa sheegay in uu

Dagaalka ahaa mid culus balse ay iska difaaceen  Wasaarada gaashaandhiga

Ayaa kooxda Shabaab u aheyd Xarun ciidan balse waxaa la aaminsan yahay in ay

Muhimada dhismaha wasaada Ciidan ahaan  uga weyn tahay shabaabka oo ay tahay

Magac niyad jabin kara taageerayaasha iyo ciidanka Shabaab mar kastoo Xarun ama

Meel macruuf ah oo ay marka magaceeda la sheego dadka wada yaqaanaan laga qabsado sidaas daraadeedna ay dagaalad Wasaaradan ku aadn sii socon doonaan mudooyinka soo socda

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: