• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Magaalad B/xaawo oo Gacanta u Gashay Maleeshiyaadkii Doolow oo Ay Ciidamo Ethiopian Ah Weheliyaan


ciidamoMuqdisho: Wararka naga soo gaaraya Degmada Beledxaawo oo ka tirsan

 

 

Go . Gedo ayaa sheegaya in dagaal Xoogan oo saaka ka dhacay duleedka

 

 

 

Magaalada uu ku soo dhamaaday in Saacado dagaal ah kadib ay kooxda

 

 

 

Shabaabka dabada jeediyaan sidaasna ay magaalada gacanta ug gasho Maleeshiyaad Magacyo badan leh oo sananaddadii u dambeeyay ku sugnaa Xuduudaha Somaliya iyo Ethiopia wadaagaan

Maleeshiyada maanta qabsatay magaalada oo maalmihi u dambeeyay ku hareereysnaa

Daafaha Magaalada ayaa la sheegayaa in ay weheliyaan Ciidamo Ethiopian ah oo la soo galay

Magaalada wararkii u dambeeyay dagaaladaas ayaa sheegaya in meel ka baxsan Magaalada wali

La sii maqlayo rasaas ay ridayaan Ciidankii Jay iyo kii la jebiyay ee Shabaabka Ma cada in uu

Sidan ku dhamaan doono dagaalka Buulo Xaawo iyo in uu u gudbi doono meelo kale dhinaca kalena

Ma cada in ay ku sugnaan doonaan Maleeshiyaadka iyo Ciidanka Ethiopianka ah ee Magaalada qabsaday oo aanay aheyn markii u horeysay ee ay sidan oo kale dhacdo.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: