• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

AMISOM oo Jabkii ugu Cuslaa Kala Kulantay Dagaalada Bishii La Soo Dhaafay Muqdisho Ka Dhacay Dhaawac iyo Dhimashana Gaaray wax ku Dhow 200 oo Askari


Meydad-Askarta-Amisom-Muqdisho :inkastoo ay Ciidanka Dowlada KMG ka ah iyo kuwa

AMISOM u dabaal dageen waxoogaa Horumar guul dagaal ah

 

Hadana Ciidanka AMISOM oo aan inta badan qasaaraha la qabin

 

 

 

 

Soomaalida haday yihiin kuwa dagaalama iyo kuwa lagu dul dagaalamaba inta la ogyahay qasaaraha Ciidamada AMISOM soo gaaray tan iyo bilowgii 2007 oo ay Muqdisho yimideen ayaa la sheegay in uusan bishii tagtay ka hor dhameyn laba boqol oo Askari dhaawac iyo dhimashaba

kuwaasoo waliba badankood ku dhintay ama ku dhaawacmay iyagoo jooga

Xerooyinkinkooda Sababta ugu badan ay aheyd gawaarida ismiidaamiyayaasha iyo

Qaraxyada wadooyinka oo ku dhowaad toban jeer lala beegsaday goobo ay

Ciidanka AMISOM joogeen hadaba dagaalkii dhacay dhamaadkii February ee ay

Ciidan AMISOM iyo Dowlada ah kula wareegeen Fariimo ay shabaabka ku

Xooganaayeen ayaa la sheegayaa in ay Ciidanka AMISOM ku gaartay Dharbaaxadii qasaare

Ee ugu balaarneyd Abid halkaasoo la xaqiijiyay in ay Boqol dhowr iyo Sideetan

Askari dhimasho iyo dhaawac noqdeen dhacdadan oo ay AMISOM ka gaabsatay ayaa

Waxaa Xaqiijiyay Midowga Yurub oo isaga ah kan bixiya Mag dhowga iyo Mushaarka

Ciidanka AMISOM sidaas daraadeedna aysan aheyn wax ay Burundi oo ay tan ug

Qasaaraha badan iyo Uganda oo toboneeyo Askari ku leh  ay inkiri karaan   dhinaca kale

Waxaan la xaqiijin karin lana Xaqiijin doonin tirada Caruurtii ay Shabaabka soo

Dagaal geliyeen oo iyagana ay qasab tahay in tiro intaas la eg ka dhinteen maadaama uu

Dagaalka ahaa mid faraha la isula tagay lagana qaaday Shabaab goobo ay ku

Xooganaayeen balse sida Muuqata dhimashad ayaan intaas ku ekaan doonin maalmaha soo socda waxaa la filayaa dagaalo kala aargoosi ah oo muqdisho ka dhaca 

.

buqaqable.net

3 Responses

  1. This post couldn’t be more correct!!!

  2. You could not be more on the money!!!

  3. Thankfully some bloggers can still write. Thank you for this blog post…

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: