• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowlada KMG Ka Ah oo Beenisay Warar Soo Baxayay Maalmahan oo Lahaa Maleeshiyaad Shabaab Ayaa Soo Galay Aaga Jazeera


dhagobadanMuqdisho: Abaanduulaha ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Gen.

 

 

C/kariim Yusuf dhegabadan ayaa Maanta ka hadalay wararkii  soo

 

  

Baxay ee ahaa in Xoogaga Al-Shabaab Sheegteen in ay la wareegeen

 

 

Deegaanka Jazeera oo kuyaala duleedka koonfureed ee magaalada Muqdisho.Abaanduuliyaha Ciidanka DKMG ka ah oo saxaafada muqdisho la hadlaya ayaa

 

sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay Al-Shabaab soo galeen deegaankaas isagoona in uu laf ahaantiisa tagay

 

Deegaanka la sheegay ee Jazeera iyo waliba meelo ku dhow dhow oo ay Dhanaane ka mid tahay oo kaba sii xageysa

 

deegaankaasi isla markaana uusan soo arkin wax isbadal ah ama joogitaan shabaab maalintii Shalay ayay ahayd

markii ay kooxda Al-Shabaab shaaciyeen in ay la wareegeen deegaanka Jazeera ee gobalka Shabeelaha Hoose oo kaabiga

ku haya degmooyinka Madina iyo Dherkeynlay waxaysa u muuqataa in Barabagaandaha Dagaalka ay Koox walba isku dayayso in tan kale dhulka la dhigto

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: