• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Maanta Lix Qofood Ku Riday Xukuno Kala Duwan


4089-full-so Muqdisho: Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee DKMG ka ah ayaa

Maanta xukuno kala duwan ku Riday lix qofood oo Shacab iyo

Askar iskugu jira oo la sheegay in Ciidanka dowlada u soo xireen

 

 

 

Eedeeymo la xiriira ka ganacsi hubka iyo rasaasta dowlada ah oo loo gudbinayay kooxda al-shabaab Dadka dambiyada loo haystay oo kuligood xaadir ku ahaa goobta ay


Maxkamada ka dhacaysay ayaa dhageystay dacwadaha loo haystay oo ahaa in ay Mucaaradka u gudbin jireen Hub iyo rasaas kuwaasoo maxkamada laga

Hor sheegay meelihii iyo siyaabihii loo soo qabtay ayaa la sheegay in ay lahaayeen Meelo ganacsi oo lagu fuliyo howl galadan kala gudbinta ah kadib dhageysigii

Dacwada ayuu Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida Qaalli Xasan Maxamed ( Mungaab ) ku dhawaaqay Xukunadii ay Maxkamada ku Dambiilayaasha oo sidan kala ahaa :-

1- Dable Xasan Daahir Geedi (oo ka tirsan ciidanka DKMG, 3 sano oo xarig ah).

2- Saddex Aflifle Cali Diiriye (oo ka tirsan ciidanka DKMG, 3 Sano oo xarig ah iyo in qoriga laga qaado).

3- C/qaadir Yuusuf Sahal (ganacsade, Hal Sano oo xabsi Ciidan ah).

4- Cabdi Xasan Aadan ( Ganacsade, Hal Sano oo xabsi Ciidan ah).

5- Cabdullaahi Maxamed Cusub (Ganacsade, sedax Sano oo xarig ah).

6- Sheekh Cali Max’ed samatar ( Hal Sano oo xabsi Ciidan ah).

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: