• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Hogaamiyaha Kooxda Al-shabaab Axmad Cabdi Godane oo Laba Bilood Gudahood Markii Labaad Cajal Maqal Ah Soo Diray ( Dhageyso )


godane Dhageyso:Hogaamiyaha kooxda Al-Shabaab Axmad Cabdi Aw-

Maxamuud Godane oo ku howl gala Magaca ( Mukhtaar C/raxmaan

 

 

Abuu Zubeyr ) ayaa cajalkii labaad Ee fariin maqal ah soo diray laba

 

 

 

Bilood gudahood cajaladan maanta la soo diray oo aad u gaabneyd ayaa si gooni ah ugu socotay wadanka Burundi iyo Shacabkooda isagoona ku handaday in ay wadanka

Somaliya hore ugu jabeen Mareykan iyo Ethiopia Burundina ay hada ka hayaan Maxaabiis askarna ka laayeen sidaas daraadeedna ay

La gudbiin tahay in ay wadanka iskaga baxaan inta uu qasaarahoodu yar yahay Cajaladan ayaa u muuqata in ay Shabaabku ku muujinayaan sida gaar ah ee ay

Uga careysan yihiin howlgalkii u dambeeyay ee ay Xarumo Muhim ah ku waayeen kaasoo ay Ciidanka Burundi gar wadeen ka ahaayeen Ciidanka Burundi ayaa

Si aad ah uga duwan Ciidamada Soomaalida iyo Kuwa Uganda oo ku caan ah in inta badan ay dib uga soo cararaan goob walba oo ay dagaal uga saaraan Maleeshiyada

Shabaabka Sanadkii hore dhamaadkii Ramadanka waxaan xasuusanaa in Ciidanka Burundi ay markii u horeysay weerar xoogan ku qaadeen Xarunta isbtitaalkii

Hore ee Xooga isbitaalkii Digfeer iyo agagaarka Tribunka oo ay walina ku sugan yihiin kadib markii ay iska difaaceen dhamaan weeraradii ka imaanayay Shabaabka iyo

Kooxdii burburtay ee Xisbul-islaam hadana sida Muuqata Xarumihii ay Dowlada KMG ka ah sheegatay in ay dagaal kula wareegtay asbuucii dhamaaday waxa hormuud u ahaa

Ciidanka Burundi oo walina ku sugan Wasaaradii Gaashaandhiga halka ay Ciidanka Uganda iyo kuwa soomaalida maaljna sii cararaan maalina soo cararaan arintaas ayaana ku riixday godane in uu Burundi si gooni ah uga qeyliyo ayay leeyihiin dadka xaalka soomaaliya isha ku haya 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: