• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

2 March Maanta oo kale Maxaa dhacay Taariikhda ??


Taariikh

Maanta oo kale 2 March 2008 Ciidamo ka tirsanaa Dowladii Madaxweyne C/llaahi Yusuf ayaa jebiyay Albaabada Idaacadaha Shabelle iyo Simba iyagoona qaatay wixii alaab ahaa ee ay idaacada Shabelle ku shaqeynaysay oo ay ka mid ahaayeen kombuyuutaro iyo waxyaabo kale iyagoona hore u siii kaxeystay Madaxii idaacada Shabelle ee xiligaas Allaha u naxariistee Muqtaar Maxamad Hiraabe

Maanta oo kale 2 March 2008 Ciidamo ka tirsan Dowadii C/llahi yusuf ayaa dhac iyo bililiqo xoogan u geystay Suuqa Bakaaraha taasoo Ceeb weyn ku noqotay Dadkii ku jiray dowladii Xiligaas kadib markii ay Saxaafada soo bandhigtay Askar qoryo wadata oo ayagoo Tuuteysan Jawaano dhar iyo alaab ka buuxaan kala soo baxay Suuqa Bakaaraha arinkaasoo markii dambe Sababtay in R/wasaare Nuur Cade uu amro in dhamaan Ciidanka Laga Saaro Suuqa Ganacsatadana ay Sameytaan Ciidan gaar ah oo ay Dowladana u aqoonsan doonto Ciidan Suuqa u gaar ah

 

Maanta oo kale 2 March 1982 Fran├žois Mitterrand ayaa booqasho ku tagay Israel isagoona noqday Madaxweynihii u horeeyay ee wadan Yurub ah ka socda oo taga Dalka Israel oo la ogyahay in ay dul dagan yihiin dhul ay dad kale leeyihiin

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: