• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

SKA oo Beenisay in Ay Somaliya Ka Baxeyso Kadib Markii La Shaaciyay Warar Sheegaya in Shirkada iyo Shariif Xasan uu Khilaaf Soo Kala Dhex Galay


ska Kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Gudoomiyaha

Baarlamaanka KMG ka ah shariif Xasan sh aadan uu ku war geliyay

 

Mas’uuliyiinta shirkadda SKA oo ka shaqeysa Airporka Muqdisho in ay

Si dhaqso ah wadanka uga baxaan ayaa waxaa isla shalay soo baxay warar kale oo sheegaya in SKA ay alaabaddeeda ka xir xiratay Muqdisho ayna wadanka ka bixi doonaan


Sida ugu dhaqsiyaha badan intaas kadib ayuu maanta la hadkay Saxaafada Madaxa Shirkadda ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.Ramaro T, ayaa sheegey inysan jirin

Cid ka tirsan Barlaanka ama xukuumadda oo ay iska arkeen ama ka wada hadleen wararka suuqa yaala ee ah in Gudoomiye Shariif uu wadanka ka saarayo Shirkadooda

in kastoo uu warkan sii daayay Mas,uulkan ayay hadana wali jiraan guuxa ah in Shariif xasan uu doonayo in uu Sharkadan oo hada maamusha Airporka

Wadanka ka saaro arinkaasoo ay dadka aaminsan la xiriirinayaan khilaafka u dhexeeya Shariif Xasan iyo Madaxda labada Xafiis ee R/wasaaraha iyo Madaxweynaha  dhinaca kale

Xiriirka shirkadan SKA ayaa loo tiriyaa in uu Shariif xasan lahaa bilowgeedii lamana oga halka uu ku dhamaan doono is qab qabsiga u dhexeeya labada shariif oo

Mudo la daaweyn waayay in kastoo khilaafka hada jira uu ka culus yahay qaababkii hore maadaama ay tahay markii u horeysay ee waxa is haya ay tahay Shariif xasan iyo Shariif Axmad halka waqtiyadii hore ay Xukuumada ama R/wasaaraha u la jiri jiray dhinaca Baarlamaanka Sidaasna ay Madaxweyne kasta ku adkaan jirtay go,aan qaadashada

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: