• RSS Somali VOA

    • Baarlamaanka oo Guddi Doorasho Dhisay April 21, 2018
      Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta Kulan ay Muqidho ku yeesheen ku dhisay Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka oo 15 xubnood ka kooban.
    • Barnaamijka Martida Mikrofoonka April 21, 2018
      Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Ra'iisal Wasaarihii hore ee Somalia, Cabdirashiid Cali Sharmarke
    • Barnaamijka Caweyska Washington April 21, 2018
      Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan sheekooyin xiiso leh, waxaana marti ku ah fanaan Shariif Cabdalla
    • Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka oo la Dhisay April 21, 2018
      Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta Kullan ay Muqidho ku yeesheen ku dhisay Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka oo 15 xubnood ka kooban.
    • Xeraddii General Gordan oo ay Dowladda la Wareegtay April 21, 2018
      Dowladda Federalka Ee Somaliya ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay xeraddii General Gordan ee ay Dowladda Imaaraadku qaar ka mid ah ciidamada Soomaaliya ku tababari jirtay.
    • Barn. Hambalyada iyo Heesaha April 21, 2018
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Barn. Dhacdooyinka Toddobaadka April 21, 2018
      Barnaamijka Dhacdooyinka ee Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Dawladda Federalka ee Somalia iyo ta Isu-tagga Imaaraadka Carabta
    • Beyle: Caalamku Ha Xushmeeyo Madaxbannaanideenna April 20, 2018
      Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in loo baahan yahay in waddamada caalamku ay ixtiraamaan madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya.
    • ONLF oo Sheegtay in Bashiir Makhtal La Sii Daayay April 20, 2018
      Ururka ONLF ayaa sheegay in dawladda Itoobiya ay xabsiga kasii daysay Bashiir Axmed Makhtal oo dalkaasi ku xirnaa tan iyo sannadkii 2006 loona haystay eedo ah inuu ka tirsan yahay ururka ONLF.
    • Cecafa: Xulka Soomaaliya oo Semi-final u Gudbay April 20, 2018
      Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17 ayaa 1-0 kaga badiyey xulka dalka Kenya ciyaar ka dhacday dalka Burundi oo ka tirsaneyd koobka bariga iyo bartamaha Afrika.
    • Lavrov: Putin waa u Diyaar in uu Washington Booqdo April 20, 2018
      Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu doonayo inuu aqbalo casuumaad uu u fidiyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si ay ugu kulmaan Washington.
    • Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka April 20, 2018
      Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aanu ku eegi doono waxyaabaha keena in dalalka qaar ee Muslimiinta ah ay u wajahaan dhibaatooyinka la xiriira musuq-maasuqa.
    • Wareysi: Wasiirka Kalluumeysiga ee Dowladda Soomaaliya April 20, 2018
      Shir caalami ah oo ay goob joog ah ahaayeen wakiilada dalalka deeq bixiyaasha ee Mareykanka, Britian, Norway, Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub ayaa si gaar ah loogu qabtey dhowrkii cisho ee lasoo dhaafay xarunta bangiga Aduunka ee magaaladan Washington D.C.
    • K.Kuuriya: Wax Shuruud Ah Kuma Xirna Wada Hadalka Trump iyo Kim April 20, 2018
      Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed Moon Jae-in ayaa sheegtay in Waqooyiga Kuuriya aysan wax shuruuda ah ku xirin kulanka la filayo in uu dhexmaro madaxweyne Trump iyo madaxweyne Kim Jong-un.
    • Arsene Wenger oo ka tagaya Arsenal April 20, 2018
      Macallinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa xaqiijiyey inuu shaqada ka tagi doono dhammaadka xilli cayaareedkan. Qoraal lasoo dhigay webka Arsenal ayuu Wenger ku yiri “Kadib markii aan si qoto dheer uga fakaray, islamarkaana kala hadlay kooxda, waxaan dareemayaa inay tahay waqtigii saxda inaan shaqada ka tago kadib dhammaadka xilli cayaareedka” “Waxaa ku fa […]
    • Cirro oo Si Weyn u Dhaliilay Heshiiska Berbera April 19, 2018
      Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in heshiiska dekedda Berbera ay xisbi ahaan u arkaan Qiyaano-qaran.
    • RW Itoobiya oo Gole Wasiiro Soo Dhisay April 19, 2018
      Golaha wasiirada cusub oo ka kooban 16 wasiir ayaa waxaa ku jira wasiiro hore oo xilal kale loo magacaabay, waxana ka mid ah wasiirkii hore ee macdanta, oo hadda laga dhigay wasiirka gaashaandhigga iyo wasiiro kale.
    • Midowga Yurub oo Abaal Marin Siiyay Ismaacil C. Geelle April 19, 2018
      Golaha Midowga Yurub ee dalxiiska iyo ganacsiga ayaa maanta u aqoonsaday Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelleh, hoggaamiyaha sanadkan ee dalxiiska, iyadoo lagu maamuusay doorka uu dalkiisa ka jiro dalxiiska caalamiga ah.
    • Miguel Diaz-Canel oo Noqdey Madaxweynaha Cuba April 19, 2018
      Miguel Diaz-Canel ayaa loo doortay madaxweynaha xiga ee Cuba, kaas oo noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee Cuba ay yeelato muddo 60 sano ah, kana baxsan qoysaka reer Castro.
    • Boosaaso: Dhalin-yaro Ka Ganacsada Kalluunka April 19, 2018
      Dhalin-yaro ku dhaqan magaalada Boosaaso, ayaa ku shaqeysta jillabaashada iyo iibinta kalluunka, iyadoo magaalado xeebeedkaaasi ay ka mid tahay meelaha sida weyn looga kalluumeysto.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowlada KMG Ka Ah Ee Soomaaliya oo Maanta Magan gelyo Siyaasadeed ( Political Asylum ) Siisay Safiirkii Libya u Fadhiyay Muqdisho


cashuur Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya

Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta

 

 

 

Xafiiskiisa qaabilaad sharafeed ugu Sameeyey safiirka Soomaaliya u

 

 

Fadhiyay Xukuumada Liibiya Ambassador Ciisa Rabiic Caashuur, kaasoo dhowaantan sheegay inuu xilkiisa iska casilay tan iyo inta uu madaxweynaha ka yahay dalka Liibiya Mucammar Qaddafi kadib rabshadihii dhacay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Maxamed Cabdullaahi ayaa isaga oo ka faa’iideysanaya fursadan baaq u jeediyay shacabka dalka Liibiya isagoo ka codsaday in aysan dhibaateyn shacabka Soomaaliyeed ee qaxootinimada u miciin biday dalka Liibiya.

cashuur 

Waxaan baaq u jeedinayaa walaalaheena shacabka Liibiya waxaana ka codsanayaa in aysan dhibaateyn shacabka walaalahooda ah ee Soomaaliyeed oo qaxootinimada ku jooga dalkooda maadaama dalka

Soomaaliya maanta aysan wanaagsaneyn xaaladiisa amni” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo si gaar ah u xusay in shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Liibiya aysan qeyb ka aheyn rabshaddaha,

Safiir 

Banaanbaxyada iyo siyaasadaha dalka Liibiya balse ay yihiin oo kaliya shacab xoogsato ah sidaasina loo tixgeliyo. dhinaca kale, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu Magangelyo siyaasadeed siiyay

Cashuur 

Safiirka xilkiisa ka degay ee dalka Liibiya Ambassador Ciisa isagoo u balan qaaday in dalka uu joogi karo tan iyo inta uu si xor ah uga baxayo “Dowladda Soomaaliyeed waxay magangelyo

Siyaasadeed (Political Asylum) siisay Ambassador Ciisa Rabiic oo ah Diblomaasi Liibiyaan ah waxaana damaanad qaadeynaa Amnigiisa, Noloshiisa iyo sharafkiisaba, wuxuuna wadanka joogi karaa

Tan iyo inta uu ka go’aansado inuu isaga tago” ayuu yiri Mudane Farmaajo. Ambassador Ciisa Rabiic Caashuur oo isna munaasabadan ka hadlay ayaa ka mahadcelinayay qaabilaada diiran ee

Ra’iisul Wasaaraha, isagoo si gaar ahna uga mahadceliyay magacgelyada siyaasadeed ee ay siisay dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed.waxaan halkan ugu horeyn mahad ballaaran ugu jeedinayaa

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliyeed iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee igu sharfay iina ogolaaday inaan wadankooda ku noolaado, waxaan si gaar ah uga mahadcelinayaa damaanad qaadka la ii sameeyey” ayuu yiri Ambassador .

 

Dhanka kale, Ambassador Ciisa Rabiic Caashuur wuxuu baaq u jeediyay shacabkiisa reer Liibiya isagoo ugu baaqay in asyan dhibaateyn shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Liibiya, Wuxuuna carabka ku dhiftay in Soomaalidu ay Liibiya u joogaan sidii ay u heli lahaayeen magangelyo maadaama dalka Soomaaliya ay ka jiraan nabad darri

 

Xafiiska Warfaafinta R/wasaaraha Soomaaliya

Garaad Salaad Xirsi

Press officer

media@opm.gov.so

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: