• RSS Somali VOA

    • Cirro: Natiijada ma Aqbalayno, waayo Doorashadii Waa Lagu Shubtay November 20, 2017
      Musharraxa madaxtinimada xisbiga Waddani ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta ku dhawaaqay in aysan aqbali doonin natiijada doorashadii madaxtinimada ee 13-ki bishan November ka dhacday Somaliland.
    • Rabshado ka billowday dalka Kenya November 20, 2017
      Rabashado xoogan ayaa ka billowdey deegaanka Kisumu oo ah halka uu kasoo jeedo hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga.
    • Jabuuti oo lacag ugu deeqday dhibanayaasha qaraxii Zoobe November 20, 2017
      Dowladda iyo shacabka Jabuuti ayaa ka si deg deg ah uga soo jawaabay u gargaarida dadka ay waxyeelada kasoo gaartey qaraxii 14-biishii October ay magaalada Muqdisho boqolaalka qof ugu dhinteen Zoobe. Hore dowlada Jabuuti ayaa usoo dirtey Muqdisho dhaqaatiir iyo dawooyin caafmaad, hanta waxaana lacag dhan 1 Malyan oo dollar ugu deeqay dadka ay waxyeelada soo […]
    • Dhageyso Wararki Ugu Danbeeyay ee Ciyaaraha November 20, 2017
      Xalay iyo shalay galab waxaa dhacay ciyaaro xiisa leh oo ka tirsan qaar ka mid ah horyaalada Yurub. Wararki ugu Danbeeyay waxaa noo haya, wariyaheena Maxamud Mascadde.
    • Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay doorashadii Somaliland November 20, 2017
      Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka hadlay cabashooyinka iyo rabshadaha ka dhashay doorashii Somaliland.
    • Benevento oo Noqotay Kooxda Ugu Guuldarrada Badan Yurub November 20, 2017
      Kooxda Benevento ee dalka Talyaaniga ayaa jabisay diiwaan horay ugu yaallay naadiga Manchester United, kaasoo ahaa in laga wada badiyay dhamaan 13-ki kulan ee ugu hoorreeyay ee ay ka ciyaartay horyaalka Sere A.
    • Dibadbaxyo ka dhacay magaalada Boosaaso November 20, 2017
      Magaalada Boosaaso waxaa shalay iyo maanta ka dhacay mudaaharaad ay oogayeen haweenka haysta ganacsiga yaryar, kuwaas oo ka cabanaya xaaladda cakiran ee ka taagan dekadda Boosaaso oo hadda si ku meel gaar ah u shaqeysa kadib heshiis ay gaareen mas’uuliyiinta Dekedda iyo ganacsatada. Wariyheenna Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada B […]
    • Mugabe oo wajahaya xil ka qaadis isaga oo diiday inuu iscasilo November 20, 2017
      Hoggaamiyaha muddada fog ee dalka Zimbabwe, Robert Mugabe ayaa iska dhego tiray waqtigii loo qaabtay ee ahaa inuu 12-ka duhurnimo ee maanta xilka ka dego ama uu wajaho xil ka qaadis.
    • Maxkamadda sare ee Kenya oo ayiday doorashadii Kenyatta November 20, 2017
      Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa sharciyeysay doorashadii bishii October ee madaxweyne Uhuru Kenyatta, oo ku guuleystay 98% kadib markii mucaaradka ay qaadaceen.
    • Buur Hakaba oo ceelal iyo garoon diyaaradeed loo sameynayo November 20, 2017
      Degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay oo ka mid ah degmooyinka qadiimiga ah ee Soomaaliya ayaa in muddo ahba waxaa ka taagnaa mushkilad dhinaca biyaha ah. Haatan magaalada waxaa ka socda qodista ceelal biyoodyo iyo dhismaha garoon dayuuradeed oo markii ugu horeysay taariikhda ay magaalada yeelaneyso. Wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahan iyo howlgallo […]
    • Mugabe oo Xilkii Madaxa Xisbiga Laga Qaaday November 19, 2017
      Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Harare ee caasimadda Zimbabwe ayay xubnaha xisbiga haya talada Zimbabwe kusoo af jareen ku dhawaad 40 sano oo uu madaxweyne Robert Mugabe soo hogaaminayay xisbiga ZANU-PF.
    • Qoyska: Dawladdu ha soo deyso Qalbi-dhagax November 19, 2017
      Maryan Cabdi Maxamed oo ka mid ah xaasaska Qalbi-Dhagax iyo Fartuun oo ah gabar uu dhalay ayaa soo dhaweeyey go'aankii Baarlamaanka Somali, waxayna sheegeen in Dawladda Federaalku ay ka daba tagto oo ay soo deyso Qalbi-dhagax
    • Wicitaanka: Shariif Xasan Sheekh Aadan November 19, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Madaxweynaha Koonfur-galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA
    • Dhageyso natiijooyinki kulamadii dhacay November 19, 2017
      Ku soo dhawaada xubinta ciyaaraha oo aan diiradda ku saareyno kulamadii xiisaha lahaa ee dhacay shalay iyo kuwa maanta dhacaya. Si gaar ahaneed ayaan u falan qeyn doonna kulankii Real Madrid iyo Atletico Madrid. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Masar: Biyaha Nile-ka Lama Taaban Karo November 19, 2017
      Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax al-Siisi ayaa sheegay in biyaha wabiga Nile-ku ay Masar uga dhigan yihiin geeri iyo nolol, isla markaana aan la taaban karin, isaga oo ka hadlayey biyo xireenka ay Ethiopia dhawaan sameysay
    • Golaha Shacabka: Dhiibistii Qalbi Dhagax Sharcidarro ayay Ahayd. November 18, 2017
      Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta sharcidarro ku tilmaamay in Somalia ay Ethiopia u dhiibto Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ka tirsanaa saraakiisha ururka ONLF.
    • Dhageyso Dhacdooyinka Toddobaadka November 18, 2017
      Ku soo dhawaada dhageysatayaal barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka. Toddobaadkan waxaan diiradda ku saareynaa doorashooyinki Somaliland ka dhacay iyo xaaladda dalka Zimbabwe. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Suuq Addoonsi oo ka furmay Libya November 18, 2017
      Ururka Midowga Africa ayaa Jimcihii shalay ugu baaqay Masuuliyiinta Libya inay baaris ku sameeyaan – suuqyo adoonsi oo la sheegay in Muhaajiriinta Madowga ah  lagu kala iibsado
    • Dibad-baxyo ka dhacay Zimbabwe November 18, 2017
      Kumanaan taageerayaal ah oo xamaasadeysan ayaa maanta socod ku Maray jidadka magaalada haraare
    • Barnaamijka Cawayska November 18, 2017
      Barnaamijka Caweyska Washington ee todobaadkan waxaa ku jira qodobbo kala duwan oo aad u xiisa badan, waxaana soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

27 February Maanta oo Kale Maxaa Dhacay Taariikhda ??


Taariikh

Maanta oo kale 27 February  2008 Wasiirkii Arrimaha dibadda ethiopia Siyum Mesfin iyo R/wasaare Nuur Xasan Xuseen  ( Nuur Cade ) ayaa ka dhoofay Magaalada Baydhabo oo xarun u aheyd madaxdii TFG da xilgaas Nur Cade iyo Mesfin ayaa u duulay Magaalada Addis-ababa wasiirka arrimaha Dibadda ethiopia waxa uu Baydhabo u yimid in uu xaliyo khilaaf soo kala dhexgalay C/llaahi yusuf iyo Nuur Cade balse kuma guleysan

Maanta oo kale 27 February 2008 Ciidamo ilaalinayay Madaxweyne C/llaahi yusuf oo Muqdisho ka dhoofayay ayaa Rasaas ay fureen markii ay marayeen isgoyska KM4 Dadkii ku geeriyooday waxaa ka mid ahaa wiil dhalinyaro ah oo ay walaalo ahaayeen Axmad C/salaan oo isna xiligaas ahaa R/wasaare ku xigeenka Xukuumadii Nuur Cade    

Maanta oo kale 27 February 1962 Madaxweynihii Koonfur Vietnam Madaxweyne Ngo Dinh Diem ayaa ka badbaaday Duqeyn xoogan oo ay la beegsadeen Laba Diyaaradood kuwa dagaalka ah Madaxtooyadii South Vietnam oo ku taalay Caasimad Saigon weerarkana ayaa dhicay xiligii u jiray dagaalka labada Vietnam.

Maanta oo kale 27 February 1991 Madaxweynihii Mareykanka ee xiligaas Madaxweyne George H.W. Bush oo Qudbad toos ah ka jeedinayay Telefishinka ayaa ku Dhawaaqay in Kuwait la xureeyay isagoona sheegay in ay howlgalada Xulafada joogsan doonaan saqda dhexe ee bariga dhexe

Maanta oo kale 27 February 1999 – Wadanka Nigeria ayaa  Madaxweynanimo u doortay Gen. Olusegun Obasanjo kaasoo xilka ku yimid doorasho xur iyo xalaal lagu Tilmaamay soona gabagabeysay 15 sano oo ay Nigeria ku jirtay Xukun aan doorasho laheyn oo ay Millitariga gacanta ku hayeen laga soo bilaabo bishii sideedaad 1983 ilaa 1999 ki wadanka Nigeria waxaa Kusiga Xukunka hayay Ciidanka 

 

 

Maanta oo kale 27 February 1983 Waxaa Si buuxda u bilowday dhismaha Buundada isku Xirta Labada Wadan ee Saudi Arabiya & Bahrain ( Sacuudiga  iyo Baxreyn ) Buundadan oo gaareysa 28 KM oo dherer ah iyo 23 Meter oo Balac ah ayaa Kuligeed kor marta Badda u dhexeysa labada wadan waxaa la sheegayaa in ay labada Shacab iyo wadamada Khaleej kaba si weyn uga faa,ideen isku xirka inkastoo ay ku baxay Malaayiin Doolar hadana waxaa la sheegaa tan iyo markii la furay oo aheyd dhamaadkii 1986 in uusan marna faaruqin oo u Zaxmad badan yahay habeen iyo maalin

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: