• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maamulka Somaliland oo Cafiyay Ninkii Jarmalka Ahaa Ee Ay Maxkamadu ku Heshay Dambi Ah in uu Dumarka Sawiro Qaa Qaawan Ka Qaadi Jiray.


Gunter-Bischof Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ay

Maamulka soomaliland Cafis iyo Masaafurin iskugu dareen Gunter-

 

Bischof oo mudo dhowr bilood ah u Xirnaa dambiyo kala duwan oo

 

 

Anshaxa diinta iyo dhaqanka la xiriira ninkan oo ay bishii la soo dhaafay maxkamad ku heshay dambi ah in uu sawiro qaaqaawan ka qaadi jiray haweenka Sawiradaasoo loo maleynayo in uu dib uga sii ganacsan jiray maxkadii la geeyay dacwadiisa ayaa ku xukuntay afar sanoo xarig ah iyo $10,000 oo ganaax ah balse warar soo baxay ayaa sheegaya in cadaadis ka yimid


Dhinaca dalkiisa oo aanay dambiba ka aheyn in qof 18 sano ka weyn uu meeshuu doono isku qaawiyo sawiradiisana iibsado ama hadiyeeyo cadaadiskan ayaa

Ku qasbay in siilaanyo oo aqoonsi raadis ah uu cafiyo Gunter Bischof oo laga yaabo in uu waqooyiga soomaaliya ka galay dambiyo inta la arkay ka badan arinkaasoo laga yaabo in uu guux badan dhaliyo

maalmo ka hor ayay aheyd markii ay maamulka somaliland qabteen diyaarad Rushka laga leeyahay iyagoo sheegay in ay Makamad la tiigsan doonaan balse markii dambe diyaaradii iyo shaqaalihiiba lagu xukumay wax aan ka badneyn ilaalada intii la hayay iyo Hoteladii ay jiifeen   

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: