• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Saraakiil Ciidanka Dowlada Ah oo Sheegtay in Ay Si Buuxda ula Wareegeen Isgoysyada Florenza iyo Aadan Cade oo Ah Difaacyadii Shabaab


Muqdisho: Dagaal mar kale xalay Saqdii dhexe ka qarxay Muqdisho

Ayay Saraakiil Ciidanka dowlada ka tirsan sheegeen in ay si buuxda

 

ula wareegeen dhowr difaac oo ay kooxda al-shabaab ku lahaayeen

 

 

Wadada wadnaha dagaalkan oo la sheegay in ay ka qeyb qaateen Ciidamo tiro badan oo dowlada ah ayaa xoogiisa ka dhacay degmooyinka Wardhiigley iyo H/wadaag in kastoo aanay wali ka hadlin dhinaca Shabaabka

 

 


Hadana C/llaahi Caanood oo ah sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka dowlada ahna Taliya ciidamada dowlada ee aaga Madaxtooyada oo saxaafada la hadlay ayaa

Sheegay in dagaalkii saaka ay kula wareegeen Ciidanka dowlada Difaacyadii Shabaab ku lahaayeen Wardhiigleey iyo H/wadaag kuwoodii ugu waaweynaa isagoona

Ka carabaabay isgoysyada Florenz iyo Aadan Cade dhinaca kalena Saraakiisa ciidanka Xooga ayaa geeyay Ciidankii ugu Badnaa abid aaga Wasaarada Gaashaandhiga oo baryahan gacan ku heyntooda lagu muransanaa .

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: