• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maleeshiyaad Taabacsan Dowlada Garab iyo Gaashaana Ka Haysta Ethiopia Ayaa La Wareegay Magaalada B/xaawo


hii Muqdisho wararka ka imaanaya magaalada B/xaawo oo saaka ilaa 

 

 

Xalay ay Madaafiic dhinaca dolo Ethiopia ah ku socotay ayaa

  

 

Sheegaya in shabaabkii joogay laga Fara maroojiyay maleeshiyaadka

 

 

La wareegay magaalada oo maalmahan oo dhan dagaal sii orod soo orod ah waday ayaa inta badan sheegtay in ay ka tirsan yihiin ciidanka dowlada balse aan waxba badaleyn kuwa jooga kala beyr oo gobolka hiiraan ah iyo Rabdhuure oo ka tirsan gobolka Bakool

kuwaasoo maalina Ahlu-sunna sheegta maalina Ciidan beeleed marna Ciidanka Dowlada waxayse dhamaantood ka mideysan yihiin ka soo horjeedka kooxda qalafsan

 

Ee al-shabaab oo iyada hadalkii wadaada diiday qaab kastoo ay xukun somali u wadaagtana diidan wadan gaar ah iyo soomaalinimadana  inkirsan

Dhinaca kale wasiirka gaasnaadhiga DKMG ah oo goor dhow muqdisho kula hadlay saxaafada ayaa xaqiijiyay in B/xaawo gacanta shabaab

Laga bixiyay oo ay ciidamada DKMG ka ah la wareegeen dadka magaalada ayaa dhib ku qaba shabaab oo aan banaanka ka difaaci karin magaalada iyo maleeshiyada Bare Hiiraale oo aan magaalada ku sugnaan karin Hiiraale ayaa ku caan baxay Cabdi billaha dagaalka

13522912

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: