• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xildhibaan Cumar Dheere Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Gaashaandhiga oo Beeniyay in uu Taageeray Maamulka Maxamuud Cabdi Gaab (Dhageyso )


Muqdisho: Maalmo kadib markii ay shaaciyeen qaar ka tirsan 

 

  

Baraha Warbaahinta ee ay soomaalida ku Leeyihiin internetka in 

 

 

Shir ka dhacay Hotel Amiira oo ku yaala Magaalada Muqdisho ay 

 

 

Shir Ku yeesheen Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayna ku heshiiyeen in Xildhibaanada ka soo jeeda Hiiraan ay warqad u qoraan R/wasaaraha DKMG ah Taasoo lagu taageerayo Maamul uu Madax ka yahay Maxamuud  Cabdi Gaab oo Lagu Magacaabo Hiiraan State

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso Hadalka Xildhibaan Cumar Dheere:-

Warkaas beenta ah ee la baahiyay ayaa waxaa kaloo ka mid ahaa in Xildhibaanada Reer Hiiraan ay isku Raaceen in Muqdisho looga yeeray Mas,uuliyiinta Maamulada Kale oo uu Ku jiro

 

Maamulka Hiran and Midland oo uu Madaxweyne ka yahay Ing C/qaadir Jiraabey  si ay ula shaqeeyaan Maxmuud Cabdi Gaab Hadalkaas ayuu Xidhibaan Cumar Dheere oo

 

Lagu sheegay in uu ahaa Xildhibaanadii ugu Cad cadaa Kulanka ku Tilmaamay Been aan sal iyo raad laheyn uusana jirin Shir ka dhacay Amira Hotel iyo Xildhibaano kulmay

Wareysiga Cumar Dheere waxaa qaaday Wariye  Hussein Anteeno 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: