• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Afhayeenka AMISOM Bridjie Bahuko oo Ka Hadlay Askarigii Dhaawaca Ahaa Ee Ay Shabaabka Shalay Dagaalka Ku Qabsadeen


bahuko Muqdisho :Afhayeenka ciidamada Amisom Barigjie Bhuko ayaa

Maanta qiray in uu jiro askari nolol looga qabtay dagaalkii shalay

Warshada ka dhacay kaasoo Gacanta u galay Maleeshiyaadka

 

 

Xarakada Al-shabaab Afhayeenka oo maanta la hadlayay saxaafada ayaa sheegay in aysan niyadjabin doonin askari la qabsado Ama la dilo isagoona Dhinaca kale sheegay in Ciidamad AMISOM  ay dagaalkii shalay ka gaareen guulo la taaban karo


Wax micno ah sameyn meyso hadaad hal askari disho ama qafaalato isla markaana aad lumiso 3 fariisin oo milltari oo aad u muhiim ayuu yiri Bahuko mar

La weydiiyay hadii ay isa sii balaarin doonaan ayu ku jawaabay Anagu muhimadeena ma ahan isbalaarin ee waxaan dooneynaa waa inaan dadka iyo dalka gaarsiino

Nabad iyo nolol oo aan ka dulqaadno kuwa xoogga ku haysta dhinaca kale dagaalkii shalay oo aad u kulalaa ayaa markii u horeysay u suura geliyay Kooxda

Al-shabaab in ay askari nool soo qabtaan in kastoo uu dhaawacnaa oo sida muuqatana laga cararay wararka maanta ka imaanaya Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad

iyo waliba qeybo ka mid ah meelaha loo qaxay Shabellada Hoose Ayaa sheegaya in ay Shabaab magaalooyinkaas geeyeen Meydad uraya oo tan iyo shalay la jiidayay kuwaasoo ay ku doonayaan in ay ku soo jiitaan dhalinyaro cusub oo dagaalka soo gala 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: