• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dagaalo u Muuqda in Ay Qorsheysan Yihiin Ayaa Maanta Kooxda Al-Shabaab Looga Soo Qaaday B/xaawo Hiiraan iyo Muqdisho


mar Muqdisho : Wararka ka imaanaya meelo kala duwan oo somaaliya ah

Ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka al-shabaab lagu soo qaaday 

 

 

 

Dagaal ilaa lix aag ku dhow kuwaasoo ka kala socda Gedo  

 

 

Hiiraan iyo Muqdisho. Magaalada Muqdasho kaliya ayay dagaalo afar aag ah ka socdaan kuwaasoo ay ugu daran ay yihiin kuwa ka socda wadada warshadaha oo ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM jabiyeen difaacyadii ay

 

 


Shabaabka ku lahaayeen ilaa shan xero oo ay ka mid tahay Warshada Caanaha Guulwadayaasha Shirkole Wasaarada gaashaandhiga iyo

Stadium Muqdisho oo ay hada Madaafiic xoogan ku socoto dhinaca kale wararka ka imaanaya magaalada B/xaawo ayaa sheegaya in inta badan Maleeshiyaadkii

Shabaab ka baxeen magaalada kadib weerar ka yimid dhinaca Doolow oo dhowr bilood ka hor isla Maleeshiyadan hada weerarka ah kaga saareen Magaalada

B/xaawo kooxda al-shabaabka ka saareen wararka ka imaanaya dhinaca Hiiraan ayaa iyana Sheegaya in ay ka socdaan dagaalo ay qeyb ka yihiin Maleeshiya

Beeleed gacan saar la leh Ethiopia iyadoona laga yaabo in ay Maleeshiyaad kaloo isla noocyadan ah dagaalo ka soo qaadaan Bakool iyo Xuduudka ethiopia kala wadaagto Bay iyo Bakool

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: