• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Afartii Qofood Ee Burcad Badeeda u Qafaalnaa oo La Dilay iyo Muran Ka Taagan Cida Dishay Ma Ciidanka Mareykanka Mise Burcada


mar Mareykanka ayaa xaqiijiyay Geerida dhamaan afartii qofood 

Ee Burcad-badeeda u qafaalnaa kuwaasoo jimcihii la soo dhaafay

 

Laga soo qabsaday meel ku dhow Badda Cumaan geerida afartan

 

 

Qofood ayaa timid kadib markii ay Ciidanka Badda Mareykanka u direen Ciidan gaar ah oo wata afar Maraakiibta dagaalka ah kuwaasoo sida la sheegayo dhinacyaha ka maray doontii la haystay


Wararka qaar ayaa sheegaya in weerarka hore u ka yimid maraakiibta mareykanka kuwaasoo sida muqata isku dayay in ay barcad badeeda kaliya laayaan dadkana

Badbaadiyaan sida ay sanadii hore sameeyeen ciidamada mareykanka iyo dhacdo kale oo uu Faransiiska ku lug lahaa balse ma dhicin oo laba burcadii ka tirsan ayaa

Ku geeriyooday doonta korkeeda halkaasoo ay Burcadii kalena laayeen dadkii u afduubnaa oo kala ahaa Phyllis Macay, Bob Riggle, Scott Adam, Jean, dhinaca kalena

Ciidankii Mareykanka oo markii dambe doonta xoog ku galay ayaa Maxaabiis ahaan u qaatay dhowr iyo toban burcadii ka tirsanaa kuwaasoo sida muuqata mari

doona jidkii u maray maalmo dhoweyd Burcadkii New-york lagula Xukumay 34 sanood oo xarig ah balse waxaa muuqata in uu meesha ku jabay Kibirkii Mareykan ee ahaa aniga waxayga lama taabto

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: