• RSS Somali VOA

    • Mareykanka oo weerar ka fuliyey duleedka Muqdisho May 25, 2018
      Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya dowlada federaalka Soomaaliya ayaa fuliyey weeraro dhanka cirka ah, oo lagu bartilmaameedsanayey maleeshiyaadka Al-shabaab.
    • Faaqidaadda Toddobaadka: Aayaha Gobolka Sool May 25, 2018
      Dagaal culus ayaa shalay mar kale ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Labadan dhinac ayaa muddo isku hayey gobolka Sool. Haddaba muxuu yahay aayaha gobolka?  Waa qodobka barnaamijka faaqidaadda toddobaadka, waxaana ka qeyb-galaya aqoonyahanada kala ah: Professor Axmed Maxamed Isma […]
    • Magacyada xulka Brazil ee koobka adduunka May 25, 2018
      Tababaraha xulka kubadda cagta Brazil Adenor Leonardo Bacchi, oo loo yaqaan Tite ayaa shaaca ka qaaday magacyada xidigaha dalkaas ee ka qeyb gali doona koobka kubadda cagta adduunka. Dalka Brazil oo ka mid waddamada loo saadaalinayo koobka, ayaa isku haleyn doona cayaartoyda hoos ku xusan. Gool-hayeyaasha: Alisson (Roma), Ederson (Manchester City), Cassio (C […]
    • Qarax ka dhacay maqaayad ku taalla Canada May 25, 2018
      Booliiska dalka Canada ayaa sheegay in laba nin ay soo galeen maqaayad ku taalla gobolka Ontario kadibna ay aalad ku qarxiyeeen.
    • Magacyada xulka England ee koobka adduunka May 25, 2018
      Tababaraha xulka Ingiriiska, Gareth Southgate ayaa ku dhawaaqay liiska magacyada cayaartoyda dalkaas uga qeyb-galaya koobka adduunka ee bisha June 14-keeda ka furmay dalka Ruushka, waxayna kala yihiin:- Gool-hayeyaasha: Jordan Pickford (Everton), Jack Butland (Stoke City), Nick Pope (Burnley). Daafacyada: Kyle Walker (Manchester City), John Stones (Mancheste […]
    • Duufaanno kusoo socda xeebaha Soomaaliya May 25, 2018
      Duufaanno hor leh oo roobab wata ayaa la sheegayaa inay mar kale kusoo socdaan Soomaaliya, waxaana dabaylaha ugu soo horreeya laga dareemi karaa xeebaha Waqooyi Bari maanta.
    • Trump oo joojiyey kulankii Kim Jong Un May 24, 2018
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa joojiyey kulan la qorsheeyey inuu 12-ka bisha June dalka Singapore kula yeesho madaxweynaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un.
    • Dagaal maanta dib uga billowday Tukaraq May 24, 2018
      Dagaal culus ayaa maanta mar kale ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.
    • Prof. Samatar oo ka hadlay dagaalka Tukaraq May 24, 2018
      Dagaal culus ayaa maanta mar kale ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Dhinaca kale, waxaa soo kordhaya baaqyada nabadeed ee ay dirayaan aqoonyahanka, odayaasha iyo waxgarad Soomaaliyeed oo ka xun dagaallada dhex maraya labada dhinac, xilli lagu jiro bisha Ramadaan, saameynta duufa […]
    • Manchester United oo u dhow saxiixa Fred May 24, 2018
      kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa u dhow inay heshiis la gaarto xiddiga qadka dhexe ee kooxda Shakhtar Donetsk, Fred, sida ay qoreen wargeyska dalka Ingiriiska. Naadiga Old Trafford ayaa la sheegay inay kooxda Shakhtar kula jirto wada-hadallo geba-gebo maraya, ayna bixin doonta lacag ku dhow 60 milyan oo Euro, oo ay xiddigan kula soo wareegeyso. Wa […]
    • Arsenal oo xiiseyneysa Jean Michel Seri May 24, 2018
      Kooxda Arsenal ayaa xiisaneysa saxiixa cayaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Nice, Jean Michael Seri, sida ay sheegeen ilo-wareedyo kooxda ku dhow. Seri ayaa waxa uu kooxdiisa kula jiraa heshiis u ogolaanaya inuu ka tago, haddii ay hesho yabooh lacageed oo gaaraya 35 milyan oo gini ama ka badan. Laacibkan dalka Ivory Coast ayaa xagaagii tagey qarka u istaagay […]
    • Kheyre oo wasiiro cusub magacaabay May 24, 2018
      Wasiirrada wasaaradahooda la magacabay ayaa kala ah Gaashaandhiga, Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka, Biyaha iyo Tamarta, Warfaafinta, Howlaha guud iyo Guriyeynta, iyo Diinta iyo Awqaafta
    • Fannaanadda Faadumo Axmed Dhimbiil oo geeriyootay May 24, 2018
      Rabbi naxariistiisa jano ha ka waraabiyee waxa dalka Turkiga xalay ku geeriyootay fanaanadii caanka ahayd ee reer Djibouti Faadumo Axmed Dhimbiil. Faadumo Axmed Dhimbiil ayaa in muddo ah fanka Soomaalida ku soo dhex jirtay, iyada oo horey u qaaday heeso badan. Maalmihii u danbeeyey fanaanadu waxay ku sugnayd dalka Turkiga oo ay hadda ku geeriyootay. Ibrahim […]
    • Korea-da Waqooyi oo ka fiirsanaysa la kulanka Trump May 24, 2018
      Korea-da Waqooyi ayaa sheegtay inay dib uga fiirsaneyso kulan madaxeed la qorsheeyey inay la yeeshaan madaxweyne Donald Trump, haddii Mareykanka uu sii wado waxa ay ugu yeertay “ficillada xun.”
    • Qubanaha VOA, May 24, 2018 May 23, 2018
    • Xildhibaan Lagu Dilay Gaalkacayo May 23, 2018
      Xildhibaan ka tirsanaa Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu dilay magaalada Gaalkacayo, iyada oo dadkii dilka geystay la sheegay inay goobtii ka baxsadeen.
    • Soomaaliya: Wada-hadal kulama jirno Kenya May 23, 2018
      Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay hadal kasoo yeeray wasiirka arrimaha dibedda Kenya, oo ahaa in labada dal uu u socdo wada-hadal la xiriira kiiska muranka badda.
    • Muqdisho: Ciidamada ammaanka oo laba qof toogtay May 23, 2018
      Laba qof oo looga shakisan yahay inay yihiin mintidiin doonayey inay dilal gaystaan ayaa ciidamada amniga ee Muqdisho ay ku toogteen suuqa Bakaaraha.
    • Man United: Kooxda ugu qiimaha badan Yurub May 23, 2018
      Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa mar kale noqotay kooxda ugu qiimaha badan Yurub, ayada oo lagu qiimeeyey 3.25 bilyan oo Euro, sida ay sheegtay hay’adda qiimeysa ganacsiga ee KPMG. Kooxda United ayaa ka sara martay kooxaha dalka Spain ee Real Madrid iyo Barcelona. 10 ka mid ah lixda koox ee liiskan ugu sarreeya ayaa ah kooxo ka dhisan horyaalka Pr […]
    • Unai Emery oo loo magacaabay tababaraha Arsenal May 23, 2018
      Unai Emery ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo tababaraha cusub ee kooxda kubadda cagta Arsenal, kadib tegitaankii macallin Arsene Wenger. Madaxa fulinta kooxda Arsenal Ivan Gazidis ayaa sheegaya in Emery, oo ay si buuxda isugu raaceen guddiga kooxda, uu kaxeyn doono bogga cusub ee taariikhda Arsenal. Emery oo 46 jir ah ayaa kusoo biiraya kooxda Gunners, i […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

23 February Maanta oo kale Maxaa Dhacay Taariikhda ??


Taariikh 

Maanta oo kale 23 February 2008 Telefishinka Press Tv oo wadanka Iiraan laga leeyahay ayaa soo wariyay in khilaaf soo kala dhex galay Gen Gabre oo ahaa Taliyaha Ciidankii Ethiopia Ee Soomaaliya joogay iyo Madaxweyne C/llaahi Yusuf uu Sababay in Gabre uu C/llaahi Yusuf Dharbaaxo Wajiga uga shubay hadalkaasoo meel kasta gaaray balse aan la helin Cid Mas,uul ah ama labada dhinac ka tirsan oo Xaqiijisa  

Maanta oo kle 23 February 2008 Shariif xasan Sheikh Aadan Gudoomiyaha Baarlamaanka hada oo xiligaas ahaa Gudoomiyihii Gollaha Dhexe ee isbaheysigii Dib-u-Xoreynta Soomaaliya ayaa isagoo Ku Sugan Dubai la hadlayay Saxaafada waxa uu beeninayay in u ka baxay Isbaheysiga iyo in ay Jiraan Khilaafaad u dhexeeya Isbaheysiga waxaa aad u soo baxay maalmahaas in u jiro khilaaf u dhexeeya isbaheysiga kaasoo markii dambana soo baxay  

Maanta oo kale 23 February 2007 Dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidankii Ethiopia iyo Xoogagaii ka soo horjeeday ayaa sababay dhimashada Todobo qofood oo ay Sadax Carur ahaayeen iyo dhaawaca Toban kale halka ay Ciidankii Ethiopiana ka dhinteen inta la soo wariyay Sideed Askari iyo Dhaawacyo ay hore u sii qaateen Dagaalkan ayaa ku bilowday Madaafiic lagu tuuray Xarunta Wasaaradii Gaashaandhiga Soomaaliya kaasoo isu badalay Dagaalk Foo ka Fool Ah

Maanta oo kale 23 February 1954 iskuul dugsi dhexe ah oo ku yaala wadanka mareykanka gaar ahaan Pittsburgh, oo Pennsylvania ah ayaa lagu tijaabiyay Talaalkii u horeeyay ee cudurka dabeysha ama Polio kasoo uu soo saaray dhaqtarkii la dhihi jiray Dr. Jonas Salk  oo mareykan ahaa

Maanta oo kale 23 February 1996 wadanka Ciraaq ayaa lagu dilay laba Sarkaal oo gabdhaha Sadaam Xuseen Qabay meel sarana kaga jiray dowlada iyo Ciidanka Ciraaq Xuseen Kaamil xuseen iyo Sadaam Kaamil Xuseen kuwaasoo markii hore u baxsaday wadanka Urdun kadibna dalka ku soo noqday kadib markii u Cafis u fidiyay Sadam Xuseen Madaxweynihii hore ee Ciraaq waxaa inta badan la aaminsan yahay in uu Sadaam Xuseen oo adeerkoodna ahaa uu ka dambeeyay dilkooda in kastoo ay xiligaas dowlada Ciraaq sheegtay in ay labada Sarkaal dileen qaraabadooda oo ka xanaaqsanaa in ay Sirta dalka bixiyeen 

 

Maanta oo kale 23 February 1966- waxaa ka dhacay wadanka Suuriya Inqilaab Millitarry oo u hogaaminayay Gen Saalax Jadiid  taasoo Xukunka ka Tuurtay Madaxweyne Amiin Al-Xaafid R/wasaarre Saalax Pitar iyo Aasaasahai Xisbul Bactigii xiligaas jiray Misheel Caflaq

Maanta oo kale Februray 2006 – Shirkada Weyn ee Dubai Ports World oo ah ah mid ka mid ah Shirkadaha Maalgashiga ee ugu waaweyn Imaaraatka ayaa ku dhawaaqday in ay dib ula noqotay heshiis ay markii hore ku doonay in ay Maamusho Lix Dakadood oo kuwa Mareykanka ugu waaweyn ah hadalka Dubai Ports Waorld ayaa yimid kadib markii uu buuq iyo is jiid jiid dhex maray labada Xisbi Ee Mareykanka Ka arrimiya kuwaasoo ay kuwa heshiiska diidan ku doodayeen sidee Carab iyo Argagixiso ugu Aaminaa Dekkedaha wadanka

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: