• RSS Somali VOA

    • Trump oo Ballaariyay Amarki uu Mareykanka Uga Mamnuucay Dalal ay Soomaaliya Ku Jirto September 25, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ballaariyay amarki uu dalkiisa uga mamnuucay in ay soo galaan muwaadiniinta qaar ka mid ah dalalka Islaamka, isaga oo hadda ka dhigay sideed wadan.
    • AC Milan oo Mar Kale Khasaartay September 24, 2017
      Kooxda sanadkaan kharashka badan la geliyay ee AC Milan ayaa jab kala soo laabatay magaala xeebeedka Genoa kadib marki ay 2-0 ku lumisay kooxda Sampdoria oo ay marti u aheyd, ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Talyaaniga.
    • Imisa Ayuu Neymar Saacaddiiba Qaataa September 24, 2017
      Website-ka kashifa wararka qarsoon ee dhinaca ciyaaraha kubadda cakta ee Football Leaks ayaa ku warramay in xidiga ugu qaalisan kubadda cakta aduunka xilligaan ee Neymar uu ka mushaar yar yahay Carlos Tevez.
    • Ozil oo Ku Wajahan Manchester United  September 24, 2017
      Sida ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada dhinaca ciyaaraha ee dalka Ingiriisja, laacibka kooxda Arsenal iyo xulka Jarmalka Mesut Ozil ayaa lagu wadaa inuu isaga tago kooxdani ka dhisan London marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan.
    • Sarkaal Ciidan Oo Muqdisho Lagu Dilay September 24, 2017
      Warar goor dhowayd naga soo gaaray magaalada Muqdishu ayaa sheegay in sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka lagu dilay degmada Waaberi.
    • Hargeysa: Dab ay ku Dhinteen 4 Caruur ah September 24, 2017
      Afar caruur ah ayaa geeriyooday, hooyadoodna waxa soo gaadhay dhaawac, ka dib markii gurigii ay degganaayeen oo magaalada Hargeysa ku yaalla uu dab qabsaday. Dhibaatadan ayaa la sheegay inay timi ka dib markii uu gubashada gurigooda sababay shoodh ka dhashay korontada guriga ku jirta.
    • Muqdisho: Dhismayaasha Cusub September 24, 2017
      In kasta oo magaalada Muqdisho ay la kulanto qaraxyo iyo weeraro ka yimaadda kooxaha dawladda ka soo horjeeda, haddana waxaa jira horumar dhinaca dhismayaasha iyo nolosha ah oo magaalada ka socda.
    • Dhulgariir ka Dhacay Kuuriyada Woqooyi September 24, 2017
      Dhulgariir kooban ayaa ka dhacay dalka Kuuriyada Woqooyi, meel u dhow goob lagu tijaabiyo hubka Nukliyeerka, waxaana loo malaynayaa in arrintani ay tahay mid si dabiici ah isaga dhacday ee aanay la xidhiidhin tijaabo dhinaca hubka Nukliyeerka ah, sida ay sheegeen dalalka la deriska ah.
    • Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha September 24, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah afar hablood oo ka kala tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Somalia, waxayna ka jawaabayaan su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA
    • Diyaaraha Maraykanka oo Dulmaray meel Dhow K. Waqooyi September 24, 2017
      Diyaaradaha dagaalka ee bamka xambaara ee Maraykanka ayaa u dhawaaday oo dulmaray meel u dhow xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi.
    • Falanqeyn: Nuxurka Khudbaddii Kheyre September 23, 2017
      Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa shalay khudbad ku dhawaad 18 daqiiqo socotay ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.
    • Hub Lagu Qabtay Puntland September 23, 2017
      Ciidamada Badda Puntland ayaa saaka waabarigii meel magaalada Boosaaso u jirta 9 Km oo lagu magacaabo Mareero ka soo qabtay saxiimad yar oo uu ku raran yahay hub kala duwan.
    • Somaliland: Dumarka iyo Kaalinta Siyaasadda September 23, 2017
      Haweenka Somaliland ayaa inta badan ku dooda in ay golayaasha siyaasadda ay ka Maqan yihiin, iyadoo 164-ka mudane ee Baarlamaanka ay gabadh kali ahi ku jirto.
    • Dadka Naafada ah oo ku Kulmay Ethiopia September 23, 2017
      Waxaa shalay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia lagu soo gaba gabeeyay kulan ay 10-kii sanaba mar isugu yimaadaan naafada dalalka ku jira Midowga Africa.
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha September 23, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Adam (Cuud)
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka September 23, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee maanta waxaa ku jira qoddobo ay ka mid yihiin isku dhacyadii dhawaan ka dhacay maamulka goboleedyada Soomaalida iyo Oromada ee Ethiopia, iyo waliba doorashada Kenya ee uu dib-u-dhacu ku yimid.
    • Shiinaha oo Xaddidaya Batroolkii uu u Dhoofin Jirey K.Waqooyi September 23, 2017
      Shiinaha, ayaa sheegtay Sabtida maanta inay xaddidi doonto batroolka ay u dhoofiso Kuuriyada Waqooyi, si ay ugu hoggaansanto cuna qabateyntii golaha ammaanka ee QM ay ku soo rogeen Kuuriyada Waqooyi.
    • Ra'isulwasaare Kheyrre oo Ka Khudbeeyay Shirka Golaha Guud ee QM September 23, 2017
      Ra'isulwasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa shalay galab xilliga Mareykanka ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York khudbad dheer oo uu kaga hadlay xaalada Soomaaliya.
    • Fatahaado Ka Bilowday Peurto Rico September 23, 2017
      Saraakiisha maamulka Puerto Rico ayaa ka bilaabay qeybta galbeed ee jaziirada daad gureyn ay dadka uga daadgureynayaan basas, kadib marki ay khubarada saadaasha hawada ka digeen halis kasoo socota biya xireen weyn oo bilaabay fatahaad.
    • Bayern Munich oo Badinwayday  September 22, 2017
      Kooxda ugu guulaha badan horyaalka Jarmalka ee Bundesliga Bayern Munich ayaa iyada oo gurigeeda ku ciyaaraysay ka badin wayday naadiga Wolfsburg oo ay ku kala baxeen bareejo 2-2 ah.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

22 February Maanta oo Kale Maxaa Dhacay Taariikhda ??


Taariikh 

Maanta oo kale 22 February 2009 Laba Gaari oo laga soo buuxiyay walyaalaaha qarxa ayaa lala galay  iridka hore xaruntii Jaamacada umada halkaasoo ay daganaayeen Ciidamo u dhashay dalka Brundi oo ka tirsan Kuwa AMISOM qaraxan ayaa qasaaso xoogan u geystay ciidanka Brundi sida uu qirtay Afhayeen xiligaas u hadlay Ciidamada Burundi oo lagu magacaabi jiray Colonel Adlophe Manirakiza qaraxa waxaa ciidanka Brundi uga geeriyooday 6 lix askari halka ay uga dhaawacmeen ku dhowaad labaatameeyo iyo waliba dhalinyaro tiradooda afar lagu sheegay oo ahaa kuwii is qarxiyay qaraxan ayaa ku soo aaday maalmo kadib markii ay Hey,adda Cullimada Soomaaliyeed shirkoodii Hotel Guuleed ka soo saareen in 120 habeen xabada la joojiyo Ciidanka AMISOM na wadanka uga baxaan  

Maanta oo kala 22 Fabruary 1970 Waxaa la aas aasay Ciidanka Soomaaliyeed ee loo yaqaan Ciidanka Asluubta oo inta badan ka howl gali jiray Xabsiyada Dalka Soomaaliya waxayna si toos ah uga mid noqdeen xiligaas Ciidamada Qalabka sida ee soomaaliyeed maanta oo kale ayaana Munaasabad Xus ah loo sameeyaa sanad kasta

Maanta oo kale 22 February 1958 waxaa midoobay Laba Dowladood oo kala ahaa Masar iyo Suuriya kadib markii ay sidaas ku heshiiyeen labadii madaxweyne ee Jamal Cabdi Naasir oo Masar xukumayay iyo Shukri Khuwatli oo Suuriya Xukumayay waxaana lagu heshiiyay in labada Jamhuuriyadood loogu magac daro Midowga Jamhuuriyada Carbeed Jamaal C/naasirna uu madaxweynaha koowaad ka noqdo Qaahirana tahay Caasimada guud ee Midowga cusub taasoo bilow u aheyd Feker uu Jamaal Cabdinaasir qabay oo ahaa in Carab oo dhan la mideeyo lagana dhigo hal wadan 1960 kiina waxaa la mideeyay labadii baarlamaan ee suuriya iyo Masar balse Nasiib daro kadib markii ay ku dhowaad Sadax Sano jirtay Jamhuuriyada cusub ama Midowgii Masar iyo Suuriya ayuu wadanka Suuriya inqilaab Millatry ka dhacay 28-sep-1961 kaasoo burburiyay dhamaan rajadii C/naasir ee aheyd in Carab Midowdo     

Maanta oo kale 22 February 1972 Sheikh  Khalifa Bin Xamad Al-Thaani ayaa Xukunka Dalka Qatar Kula wareegay inqilaab uusan Dhiig ku daadanin isagoona inqilaabay Sh Axmad Bin Cali Al-thaani oo ay ilma adeer ahaayeen uuna ku xigeenka kursiga amiirnimo u ahaa isla Sheikh Khalifa waxaa afgambiyay 27 jun 1995 wiilkiisa Sh Xamad Bin-Khalifa oo hada xilka dalkaas Qatar haya  

 

Maanta oo kale 22 February 1991 Madaxweynihii Mareykanka George H.W .Bush ama Buushkii weynaa ayaa Mudo Afar iyo Labaatan Saac ah u qabtay Madaxweynihii Ciraaq iyo Dowladiisaba in ay waqtigaas “24 Saac ah uga baxaan Kuwait hadii kale ay dagaal waji doonaan

 

2010 January « buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: