• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qarax Ismiidaamin Ah oo Goor Dhow Lala Beegsaday Saldhig Ciidan oo Ku Yaala Degmada Xarmar-Jajab


qarax- Muqdisho: Wararka ka imaanaya Magaalada muqdisho ayaa

Sheegaya in Saldhig ay Ciidanka Booliska ku leeyihiin degmada

Xamar JaJab ee magaalada Muqdisho lala beegsaday

 

 

 

Qarax Ismaadaamin ah oo loo adeegsaday Baabuur nooca xamuulka qaada ah oo loo ekeysiisay in uu dakada muqdisho alaab ka soo qaaday Saldhiga la weeraraay oo lagu magacaabo Sarindi ayaa la sheegayaa


in ay xiligaas ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan DKMG ah ee Soomaaliya in kastoo aanay wali kala cadaanin qasaaraha nafeed iyo dhaawac ee uu geystay

weerarkan ismiidaaminta ah ayay hadana wararka u horeeya ee soo baxaya sheegayaan in ay ugu yaraan toban ruux ku geeriyoodeen kuwaasoo ay ku jiraan

Afar ruux oo la sheegay in ay ahaayeen kuwii is dilay qasaaraha kale ee ka baxsan Saldhiga ayaa la sheegayaa in ay jiraan Carur ku geeriyootay Madaafiic ka

Dambeysay oo ay Kooxda shabaab la soo beegsadeen qaraxa kadib agagaarka Saldhiga iyo waliba Booyad Shidaal waday oo xiligii uu qaraxa dhacayay ag mareysay Saldhiga taasoo uu dab xoogan qabsaday halkaasoo inta la ogyahay u ku geeriyooday darawalkii Booyada

wixii soo kordhana naga war dhowra

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: