• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ethiopia oo Ku Canaanatay Maamulka Puntland Hadalkii Faroole Ee Ahaa Waxaan Ka Qeyb Galeynaa Dagaalka u Dhexeeya SSC iyo Somaliland


Qunsuliyad Garowe: warar lagu kalsoon yahay Ayaa sheegaya in Qunsulka

 

 

Ethiopia u jooga Magaala Madaxda Maamul goboleedka Puntland uu

 

 

Kulan dag dag ah iskugu yeeray Dhamaan saraakiisha u sareysa

 

 

Maamulka Puntland oo uu madaxweyne Faroolena ku jiro sida ay wararkan sheegayaan Qunsulka ayaa u waday Maamulka Fariin uga timid Addis Ababa taasoo Muhimadeeda aheyd in ay Puntland faraha kala baxdo waxa ka socda deegaanada Buuhoodle iyo Kalshaale ee u dhexeeya Maamulka Somalilan iyo Jabhada SSC  

Kulankan Garowe ka dhacay kadib ayuu isla maantaba Madaxweyne Faroole ku baxay Safar Addis ababa ah dad badan ayaa aaminsan in ay Ethiopia Saameyn xoogan

 

ku leedahay labadan maamulba sidaas daraadeedna ay sameyn karto wax kasta oo ay damacdo balse waxay dad badan is weydiinayaan waxay Puntland ugu riixeyso

 

in aanay dagaal qaadin taasoo loo maleynayo laba sababood oo kala ah tan koowaad oo ah in ay Ethiopia qorshaha ugu jirto in ay Somaliland buuxsato Xuduudkii

 

ingriiska si hadii aqoonsi loo doono aan loo galin dhibaato Juqraafi tan labaad oo ah in Ethiopia ay ka soo horjeedo Ururka SSC oo aysan Maslaxadeeda ka dhex

 

Arkin maadaama ay dhowr bilood ka horba dagaalo aan toos aheyn ku dhexmareen Magaalada Buuhoodle oo dhowr habeen dagaalo u dhexeeyay dadka deegaanka iyo Ciidan Ethiopian ah

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: