• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Magaalada G/kacyo oo Ay Maalintii Labaad Ka Socdaan Mudaaharaadyo Looga Soo Horjeedo Maamulka Puntland


G Kacyo Gaalkacyo : Waxaa maalintii labaad Galay magaalada Gaalkacyo

 

Mudaaharaadyo looga soo horjeedo Maamulka Puntland dibadbaxyadan

 

 

oo ka socdo qeybta waqooyi ee taabacsan maamulka puntland

Ayaa looga cabanayaa dhibaatooyin isbiirsaday oo ay ugu horeyso Amaan xumo Sicir barar Cadaalad xumo iyo Xabsiyada Maamulka oo Buux dhaafay Mudaaharaadyada shalay iyo maanta socda


Ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya Mas,uuliyiin hore uga tirsanaa Maamulka Puntland sida Wasiiro wasiir

ku xigeeno iyo dad kaloo Magaalada si weyn looga yaqaano Mas,uuliyiin la hadlay dadka banaan baxaya ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah qodobada

Ay ka banaan baxayaan oo ay ka mid ahaayeen in ay ka soo horjeedaan go,aankii uu

Maamulka Faroole xiriirka ugu jaray DKMG ka ah iyo waliba heshiiskii dhowaan la sheegay in wada galeen Maamulada Galmudug iyo Puntland

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: