• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Colaadihii Deegaanka Kalshaale oo Maanta Dib u Qarxay iyadoo laga shaki qabo inuu u Xuub-Siibto Dagaal Labada Maamul Ee Somaliland iyo Puntland


Las Anod Wararka ka imaanaya aaga Buuhoodle ayaa sheegaya un uu

Maanta dib u bilowday dagaalkii Deegaanka Kalshaale oo

 

Maalmahan laga nastay dagaaladn oo u dhexeeya Ciidamada

Maamulka Somaliland iyo Jabhada SSC oo hogaaminaysa Beesha isku xirta Maamulada Puntland iyo Somaliland dhul ahaan dad ahaan iyo waliba Siyaasad ahaan


Maadaama ay Somaliland ku adag tahay in ay aqoonsi hesho degaanada beeshan la,aantood xataa hadii ay aduunada isku daydo in ay garab ku siiso go,itaankooda

halka ay Puntland na ku adagtahay in ay siyaasad culus ciyaarto hadiiba ay beeshan wada raacdo dhinaca somaliland dagaaladan labada dhinac oo markii hore ku

 

bilowday qaab qabiil iyo barkado biyo laga cabo ayaa hada u muuqda in ay isu badaleen siyaasad ay xataa qeyb ka yihiin Mas,uliyiin ka tirsan TFG da sida ay sheegeen

 

Maamulka Somaliland halka ay dhinaca kalena Mixno ku noqdeen Maamulka somaliland oo ay dagaaladan si rasmi ah ugu dhexeeyaan beesha uu ka soo jeedo

 

Madaxweyne Siilaanyo iyo Beesha ay hogaaminayaan SSC sidaas daraadeedna hadii ay Maamulka Somaliland awood dheeri ah isticmaalaan ay isla markiiba noqon karto

 

Ama loo dhigi karo in ay beel Magac dowladeed wadato dagaalka qeyb ka tahay dhinaca kale Maamulka Puntlad oo ay mudo dhowr sanadood ah ka maqnaayeen qaar

 

ka mid ah deegaanadan oo ay ugu horeyso Magaalada Laas-caanood ayaa isku dayaysa in ay qaab qabiil uga faa,ideysato dagaaladan taasoo laga yaabo in hadii ay

 

Dagaaladan joogsan waayaan ay u dilaacaan dagaal u dhexeeya Somaliland iyo Puntland balse waxaa jira dadaal ay wax garad ka soo jeeda Somaliland wadaan oo ah in aanay talada faraha ka bixin  

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: