• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Muwaadiniin Mareykan Ah oo Burcad Badeed u Gacan Galay Maalmo Kadib Markii Xukun Dhowr iyo Sodon Sano Ah Mareykanka Lagula Riday Burcad Badeed


Burcad Hey’ad si gaar ah ula socota dhaq Dhaqaaqyada burcad badeeda

Biyaha soomaaliya ka howl gasha Ayaa soo warisay in maalinimadii

 

Shalay oo aheyd 18 Feb ay afar Qofood oo Mareykanka u dhashay

 

 

iyo doon kuwa lagu tartamo ah u gacan galeen Burcad badeed xili ay mareysay meel ku dhow xeebaha dalka Cumaan Hey,addan oo lagu magacaabo Ecoterra ayaa sheegtay in afartan qofood  oo ay laba ka mid ah ahaayeen lamaane nin iyo naag howl gab ah


Ay qorsheynayeen in ay baddaha ku soo wareegeen bilaha soo socda doonta oo lagu mgacaabo S/V Quest iyo dadka saaran ayaa la aaminsan yahay in ay

Ka soo socdaaleen wadanka Cumaan ayna ku sii jeedeen Hindiya ka hor inta aanay Burcad badeeda Soo jilaabanin laba Maalin un ka hor ayay aheyd markii

Lagu xukumay dalka Mareykanka Xabsi gaaraya sodon iyo Sadax sano iyo Sagaal bilood mid ka mid ahaa Burcad badeedii ku fashilmay in ay afduubtaan Markab

Mareykanka ka diiwaan gashnaa iyo muwaadiniin Mareykan ah dhinaca kalena Laba maalin ka hor ayaa Meydadka Burcad Badeed Naxashyo lagu wado laga soo

Daadiyay Airporka Muqdisho wali ma jirto war ka soo baxay Mareykanka iyo Burcad badeedaba Burcad Badeeda oo aafo ku soo korortay Xeebaha Soomaaliya ah

Ayaa waxaa xusid mudan in inta badan lagu Magacaabaa Burcad badeedda Soomaaliyeed taasoo ah gardaro lagu shabadeeyay dhamaan dadka Soomaaliyeed

Maadaama la wada ogsoon yahay in Burcad Badeeda iyo meelaha ay wax ka ugaartaan iyo meelaha ay la yimaadaanba maraakiibta ay afduubteenba ay yihiin

Meelo kooban oo soomaaliya ka tirsan Burcad badeedana ay tahay warshado ay leeyihiin beelo gaar ah iyo deegaano gaar ah iyadoona ay Soomaaliya oo dhan wada bad tahay gees ilaa ka gees dhulka barcadana u kooban yahay         

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: